Maamulaha Dahabshiil Group oo taageeray dadaallada lagu yareynayo isbeddelka cimilada

0
Ganacsataddu waxay door muhiim ah ka ciyaari karaaan la dagaallanka isbeddelka cimilada adduunka, Maamulaha Dahabshiil Group Abdirashiid Duale oo ka hadlaya shirwaynaha COP 28...

Guddoomiyaha Guud ee Dahabshiil Group Xaaji Maxamed Siciid Ducaale oo xadhiga ka jaray Biriish...

0
Guddoomiyaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group Xaaji Maxamed Siciid Ducaale ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray biriish casri ah oo ay shirkadda Dahabshiil...

Shirkadda Dahabshiil oo Burco Ugu Deeqday Dhismaha Biriij Casri ah

0
Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa magaalada Burco ka dhagax dhigtay Biriij casri ah oo aydeegsan doonaan dadka iyo gaadiidkuba. Biriiijka Shirkadda Dahabshiil Group Burco ka dhisayso ayuu...

Ma Dhabbaa In Madaxweyne Biixi Beegsanayo Xubno Qoyska Siilaanyo Ah?

0
Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa ku hawlan qorshe uu rabo inuu kaga hadliyo shaqsiyaad kasoo jeeda beesha Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud...

Wefti Culus Oo Hargeysa Qarsoodi Ku Jooga

0
Wefti ballaadhan oo ka socda dalka Qadar ayaa toddobaadkan dalka soo gaadhay,kuwaas oo si hoose ku soo gallay,waxaana la sheegay in ay qaabishay Xukuumadda...