Wasiir Cali Mareexaan Oo Fagaare Ka Maagay Xil Kucaddeeye iyo Maayar Mooge

0
Wasiir Cali Mareexaan oo hadal ka jeedinayay munaasibad ay joogeen maayarka caasimadda iyo Xildhibaan Sheekh Kucaddeeye ayaa duray hadalladooda ku aaddan wax u qabashada...

Siciid Sulub “ Waxaan maqlayay Maayar Mooge oo naqshadda magaalada ka cabanaya isaga hawl...

0
Wasiir Siciid Sulub oo hadal ka jeedinayay munaasibad wasiir Cabdillaahi Abokor kula wareegayay xilka wasaaradda Hawlaha Guud ayaa sheegay in naqshadaynta iyo hawlo kale...

Madaxweyne Biixi Cabdi Oo La Filayo Inuu Isku-shaandhayn Sal Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda

0
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo La Filayo Inuu Isku-shaandhayn Sal Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda Hargeysa (Sayruuq) – Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa...

Cukuse Oo la Sheegay In Uu Biixi Xil ku diiday

0
La'taliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdilaahi Maxamed Daahir " Cukuse " Ayaa la' sheegay inuu ka Cudur-daartay in xil kale loo magacaabo, Cukuse ayaa...

Wasiirro Ka Walaacsan Aamusnaanta Xukumadda!

0
Xukumadda Madaxweyne Biixi oo lagu dhaliillo in aanay waxba qaban muddo afar sanno ah oo ay xilka joogtay waxa isa soo taraya hadallada wasiirrada...