Madaxweyne Afrikaan Ah Oo Is Casilay Sidoo Kalena Kala Diray Baarlamaankii Waddankiisa

0
Madaxwaynihii Waddanka Mali ee Galbeedka qaaradda Afrika Ibraahim Boubacar Keïta ayaa iscasilay, ka dib markii ay shalay xidheen militariga dalkaasi, waxaana uu sidaasi ka...

Diplomaasiyadii Shuuciyadu (Communist Diplomacy) Way Dhacday,ee Waddani Taa Ha Ogaado.

0
Caalamka wixii burburkii midowgii soofiyeedka ka horeeyay waxa ka shaqayn jirtay diblomaasiyad iyo xidhiidh caalam oo ku salaysan tartanka ka dhexeeya labada mabda  ee...

Gabaygii reer Cudra: W/Q Ibraahin-hawd

0
Gabaygii reer Cudra (19.1.2021) W/Q Ibraahin-hawd Soo bixiddii Islaamka in yar ka hor ilaa dhammaadkii qarnigii boqortooyada reer Banii Umaya, Jasiiradda Carabta waxaa ka caanbaxay nooc gabay...
Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose - W.Q. Saddaam Xuseen Carab

Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose – W.Q. Saddaam Xuseen Carab

0
Hordhac Si kooban maamul daadejintu waa awood siinta maamul  ee dawladda dhexe u daadejiso dawladaha hoose ee degmooyinka. Si kale waa igmashada maamullada degmooyinka ee...

“XIRSIGII AMMINTU I BARTAY” W-Q Cabdinaasir Axmed Abraham.

0
Mahad idilkeed Rabbi baa leh,xumaan oo dhan ka madhnaaye. Hakis-bila barkhadeed iyo barqo-san. Wanaagsan goor kasta oo dhambaalkaygani idin soo gaadha ba. Waa barwaaqo...

Waa Maxay Waxbarashadu? W/Q: Baxsane xirsi yaasiin (Nation)

0
Markasta oo la damco in la higsado hormar waxaa haboon in la isla qiro wadada kaliya ee lagu gaari karo horumarka loo hanuun in...

Somaliland Maxay ku Xusi Doonta Maalinta la Dagaalanka Musuq-maasuqa Adduunka?

0
9 December oo ku beegan barito oo jimce ah waxa loo asteeyey in ay noqoto maalinta la dagaalanka musuq-maasuqa (International Anti-corruption Day). Waxa laga xusaa...

Booqashooyinkii Madaxweynayaashii Somaliland Soo Maray

0
Inta aan xusuusan ahay, Cabdiraxmaan-Tuur wax uu booqasho rasmi ah ku tagay Ingiriiska oo si weyn loo ga soo dhoweeyay, sidoo kale dalka Imaaraadka...

Ilma Yar Oo Carabka Qayb Ka Mid Ah Laga Gooyey Markii Uu Dhashay Iyo...

0
Ilma yar oo jira sanad iyo badh ayaa waxa lagu sameeyey qaliin dhif iyo naadir ah isla markaana aad u adag. Qaliinkan ayaa waxa wiilkaasi...

Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad)

0
Arrimaha Caafimaadka: Hepatitis B (Joonis Cad) Waa mar kale iyo qormooyinkii caafimaad ee taxanaha ahaa oo aynu maanta ku faaqidayno cudurka Hepatitis B. Cudurka hepatitis B...