Guushada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil. W.Q. Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye).

0
Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, hadaad ku qiimayn...

Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE.

0
Mustaqbalka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland: Shalay iyo Maanta UDUB IYO KULMIYE. Waxa qoray, Nuuradiin Diini Doorka siyaasadda ee Arrimaha Dibedda Somaliland, hoos u dhaca ku yimid...

Aqoonta iyo khuraafaadka – Qalinka: Xasan mutamarid

0
Labada eray ee khuraafaad iyo aqoon waxay ka mid yihiin is diiddooyinka ugu waawayn ee caalamka laga aqoonsanyahay. Labadooda mid haddii la waayo waa...

U Hiili Naftaada – W.Q. Hibo Ciise Maxamed

0
Markaad tahay qof uu Alle (SW) ku abuuray kawnkiisan, isla jeerkaasna ku manaystay caqli waa in aad yeelataa Hami & Hiigsi. adiga oo aan...

Dhalinyarada Maantu siday yihiin iyo sidii laga rabay – W.Q. Hamse Bashe (Wiyeer Yare)

0
2.4.1 Dhalinyarada Maanta iyo ka faaidaysiga wakhtiga dhalinyarada maantow is weydiiya, see u isticmaashaan waqtigiina? Ma waxaad rabtaa inaad u isticmaashid: Laacib khatara oo Kubada...

Shacabka Reer Somaliland ha is Garab Taagaan Shirkada Dahabshiil iyo Somtel

0
Tan iyo intii xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi talada dalka iyo hoggaamintiisa qabatay,  tallaabooyin dhawr ah ayaa loo qaaday dhinaca xakamaynta sicir-bararka. Waxa ka...

Barnaamijka Shaqo Qaran, Wuxuu U Baahanyahay Fikir Qaran

0
Waxa dhawaan la soo gebo-gebeeyey barnaamijka sida wayn dawladdu iskaga xil saartay ee Shaqo Qaran oo tabo-bar lagu siiyo 1,500 qof oo qaab tartan...

Dabashiil Group Dayax Usoo Baxay Geeska Africa iyo Doorka ay Ku Leedahay Deegaanka Somaalida

0
“Degdegsiimada, Deeqsinimda iyo  Daryeelka Bulshadu, Waa Deeq ay Dhigeed dheer tahay” Shirkadaha Dahabshiil Group oo si waafiya uga tisqaaday guud ahaan dunida afarteeda dacal waxay dayax...

Dhulkii Xasadka – W.Q. Nur X Xiiray

0
Xaasidnimadu waa dhaqan aad u xun inu qof yeesho, inay umad yeelataana ka sii daran. Cayayaan yar ayaa jiraa hadii kartuun lagu rido oo meel...

Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera

0
Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado...