Masar: Haweenay U Geeriyootay Handadad uu tuug kula kacay !

0
Haweenay u dhalatay Dalka Masar ayaa waxay u geeriyootay si lama filaan ah kadib markii nin tuug ah oo dhacayey uu  handaday. Dhacdadan ayaa waxa...

Luuqadaha Adduunka ka Dabar Go’ay W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Maxaa keena in ay Luuqadu Dhimato? Xeel-dheerayaasha afafku sababo badan ayey ku sheegaan inuu afku u dhinto, balse waxa jira sababo waaweyn oo keena inuu...

U Hiili Naftaada – W.Q. Hibo Ciise Maxamed

0
Markaad tahay qof uu Alle (SW) ku abuuray kawnkiisan, isla jeerkaasna ku manaystay caqli waa in aad yeelataa Hami & Hiigsi. adiga oo aan...

Somaliland iyo Hogaamiye Dan Guud

0
Asalaamu calaykum wa raxmatulahi wa barakaatuhu, Salaan ka dib, waxaan ka daawaday TVga maalin dhaw bishu markay ahayd October 17 sida fiican ee loo soo...
Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose - W.Q. Saddaam Xuseen Carab

Maamul Daadejinta iyo Dawladaha Hoose – W.Q. Saddaam Xuseen Carab

0
Hordhac Si kooban maamul daadejintu waa awood siinta maamul  ee dawladda dhexe u daadejiso dawladaha hoose ee degmooyinka. Si kale waa igmashada maamullada degmooyinka ee...

Somaliland Maka Run Sheegtay Nidaamka Axsaabta iyo Ururada Badan Ee Siyaasada & Doorashooyinka Ee...

0
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa ilaa intii aynu dib ula noqonay madax banaanida qaranimada Somaliland 29 sanadood oo ah 1991 ilaa 2020. 11 sanadood...

“XIRSIGII AMMINTU I BARTAY” W-Q Cabdinaasir Axmed Abraham.

0
Mahad idilkeed Rabbi baa leh,xumaan oo dhan ka madhnaaye. Hakis-bila barkhadeed iyo barqo-san. Wanaagsan goor kasta oo dhambaalkaygani idin soo gaadha ba. Waa barwaaqo...

Eray bixinta Xadiiska ‘Musdalaxul Xadiis’ Q. 3aad, (WQ: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub)

0
Xadiiska saxeexa ah maxaa lagu gartaa? Sanad: silsilad ahaan waa in uu xidhidhsan yahay, qof kasta qofka uu ka warinayo ugu yaraan waa in ay...

Guddoomiye Baashe Ceebee Kursigiisii iyo Xildhibaannadii u Codeeyeyba – W.Q. A.A. Omar (Wayab)

0
Baashe waxa uu iska tuuray haadaan aan ka soo noqosho lahayn, kadib markuu si indho la’aan ah u dhex galay shabakaddii xuubka caarada ee ...

Kismaayo oo laga waayay hal qof oo Luqada Faransiiska yaqana.W.q Qareen/ Khadar Aar.

0
Aduunkan aynu ku nool nahay waxa ku wada nool umada iyo dad yaw kala wada af ah,kala dhaqan ah isla markana kala diin ah,dadkasta...