“Jabuuti Wax Gaar ah oo ay inaga Doonaysaa Ma Jirto “ Wasiirka Biyaha Somaliland

0
Wasiirka horumarinta Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Muuse Diirye ayaa sheegay in dawladda Jabuuti aanay wax gaar ah ka doonayn dalka taasi oo Meesha ka...

“Muwaadiniinta Somaliland U Dhashay Ee Xamar Degeni Xuquuqdooda Siyaasiga Ah Ee Ay Somalia Ku...

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Ka Hadashay Ajaanibkii Dalka Ka Baxay Iyo Doorashooyinka Somalia Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa ka hadashay hay’ado ajaanib ah oo maalmihii...

Laascaanood: Hablo loo Carbinaayo Shaqo Qaran

0
Guddoomiyaha barnaamijka shaqo qaran oo socdaal shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta magaalada Laascaanood ka bilaabay sidii hablaha gobolkaas uga qab’galaaya dufcadda saddexaad...

“Hala Joojiyo Saldhiga Milatari Ee Berbara, Waxaan Maqlayay Xamar Ayaa Fasax Laga Soo Qaadanayaa…”

0
Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Xukuumadda ugu baaqay inay Gurmad la gaadho deegaannada ay dadku ku abaaraysan yihiin, soona jeediyay in la joojiyo bixinta...

Somaliland oo ka Qeyb-galaysa Shir Dalalka Islaamka Uga Furmaya Dalka Malaysia

0
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shirre iyo Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa Arbacadda maanta ka qeyb-galaya shir...

Somaliland: Madaxdii Xisbiga WADDANI Eewaaxaha M/Heybe Iyo M/Mooge U Sarraysay Oo Xilalkii Iyo Xubinnimadiiba...

0
Toddobaad Gudihii Waa Markii Labaad Ee Saraakiil Saresare ka Hulleelaan Xisbiga WADDANI Oo  Haatan U Muuqda Tusbax Furmay Masuuliyiin xilal sare ka hayey xisbiga mucaaridka...

“Hore Ayaa Xukuumaddii KULMIYE Hadh-cad Jabuuti Ugu Gacan Galisay….” Abwaan Weedhsame Oo Caddeeyey Mowqfikiisa...

0
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo kamid ah hal-abuurka caanka ah ee reer Somaliland, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumada Jabuuti ku doonayso in loogu...

Maxaa Sababay in uu Cali Khaliif Galaydh Hargeysa Soo Gaadho Iyo Dareenada Ku Xeeran.

0
Warar hor dhac ah oo ka soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif uu Habeenkii xalay ahaa soo gaadhay Magaalada...

Xildhibaan Nacnac Oo Maamul Goboleedka Puntland Digniin Culus U Diray

0
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Maamul Goboleedka Puntland uga digay daan-daansi iyo inay ku soo xad...

“Waxaa Socda Qorshe Ciidammada Kenya Lagaga Saarayo Soomaaliya Oo Lagu Bedelaayo Itoobiyaan…” Wargeyska The...

0
Iyada oo uu jiro Khilaaf dhinaca Diblumaasiyadda ah oo ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalkaasi...