“28 xildhibaan oo WADDANI ah ayaa u coddeeyay oo arkay faa’iidada saldhigan” Wasiir Cadaani

0
“Waa maalin wayn oo aynu yeelanay saaxiibo rasmiya oo maalgashanaya dalka nabadgelyadiisana wax wayn ka taraya”. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cismaan...

Taliska Booliska Gabiley Oo Xabsiga Dhigay Guddoomiyihii Degmada Kala-baydh Iyo Lix Caaqil.

0
Ciidamada Booliska gobolka Gabiley, ayaa xabsiga u taxaabay guddoomiyihii tuulada kala-baydh oo katirsan deegaanka gobolka Gabiley oo ay weheliyaan cuqaal iyo odayaal kaso jeedaa...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...

Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Hay’aduhu Dalka Kala Qaybiyeen Oo Midabo U Kala Sameeyeen Gobollada

0
Xukuumadda Somaliland ayaa bulshada ku war galisay in hay’adaha dalka ka hawlgalaa ay deegaanada dalka u kala qaybiyeen saddex midab oo kala duwan. Sidaana waxa...

Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyey Inuu Ku Biirayo Garabka Axmed M. Seed, Xubnaha Xirsi...

0
“Imika xisbiga baqdinta leh ee abrisku soo galay waa WADDANI, KULMIYE baqdin maleh oo isagu  wuu soo dhamaysay,waanan teegeersanahay garabkaas, waayo waa dadkii aanu...

“ Aafadu Waxay Ku Habsataa Qoomkii Khilaafa Shareecada Islaamka, Duco Iyo Wax Kasta Haddii...

0
Suldaanka Guud ee Beellaha Somaliland Suld Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi Ayaa Ka Hadlay xaallada abaareed ee muddooyinkaba dalka ka jirta taasi oo uu...

Magaca Caaqil Reer Togdheer Ahaa Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Duleedka Berbera Ka...

0
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa sheegaya in shil baabuur oo khasaare sababay uu gelinkii dambe ee shalay ka...

Hal Askari Oo lagu Dilay Galbeedka Boorame Oo Maayarka Boorama Uu Ka Hadlay...

0
Waxaa duleedka magaalada Boorama shalay waabarigii lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Booliiska gobolka Awdal, kaasoo ilaalo ka ahaa goob laga dhisayay kaydka biyaha...
Madaxweynaha Somaliland oo Safar Abaaraha la Xidhiidha ugu Baxaya Gobollada bari

Xukuumadda oo Sababeysay Mucaawinno la Xanibay oo Imaaraadku soo Mariyay Khadiija Foundation

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in xaalad nabadgelyo awgeed loo hakiyey qeybinta Mucaawinno kala duwan oo Bisha cas ee Imaaraadku ugu deeqday bulshada Somaliland...