Somaliland: “Heshiiska Dekedda Berberi Wali Cid Aragtay Ma Jirto, Gollaha Wakiillada Laaluush Ayaa Lagu...

0
Afhayeenka isbahaysiga dimuqraadi doonka ah ee KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka hadlay heshiiska maalgashiga ah ee lagu wareejinayo dekedda Berbera taasoo muddo soddon...

Waftigii Madawga Yurub Ee Dhawaan Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa Oo War Ka Soo Saaray...

0
Wafdigii ka socday Midowga Yurub ee u badnaa Safiirrada ee Todobaadkii hore booqashada shaqo ku yimid magaalada Hargeysa, ayaa war-murtiyeed kasoo saaray socdaalkoodi. War-murtiyeedkan ayaa...

Taiwan iyo Somaliland oo Ka Wadahadlay Arrimaha Labada Dal

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo Dalxiiska ee dalka Taywaan H.E. Dr Lin Chia-Lung. iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb Ali Yang ayaa...

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalada Caafimad Xumo La Soo Daristay +...

0
Madaxweynaha Dalka Jsl Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xaalada caagimad daro la soo Daristay ayaa waxa loo qaadi doona Dalka Imaaradka Carabta Oo...

War Dag Dag:- Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal Oo Ku Dhawaaqay War Faxad Galiyay Beeshiisa...

0
Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaaladda Hargeysa Ayaa Lagu Shaaciyey  Guddi Loo Sameeyay Beesha Cabdale Siciid Ee Sacad Muuse, Munaasabadaas Oo...

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Masuuliyiinta Iyo Hawl-wadeennada Xisbiga Uga Xog-warramay Safarkii Yurub

0
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxda kale ee xisbiga iyo hawl-wadeennadiisa uga xog-warramay safarkii uu toddobaadkan...

“Hore Ayaa Xukuumaddii KULMIYE Hadh-cad Jabuuti Ugu Gacan Galisay….” Abwaan Weedhsame Oo Caddeeyey Mowqfikiisa...

0
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo kamid ah hal-abuurka caanka ah ee reer Somaliland, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumada Jabuuti ku doonayso in loogu...

Somaliland: “ [Dagaalka Ceel-Afweyn) Wuxuu Ka Bilaabmay TELESOM Oo Ninka Ina Maxamed/Iid Oo Garxajis...

0
Boqor Buur-Madoow oo Si Kal-furan U Sababeeyey Dagaalka Ceel-afweyn oo Isaga iyo Mas’uuliyiin Kale lagu eedeeyey “Socon Meyso Inaynu Axaadiis Yaryar Halkan Ka Akhrino Iyadoo...