Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Ka Hadlay Sababta Ay Uga Maqan Yihiin Fadhiyada Golaha...

0
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland kana soo jeeda Gobolka Awdal ayaa ka hadlay Xeerka Doorashooyinka ee horyaalla...

Xisbiyada KULMIYE IYO WADDANI Oo Kulan Gaar Ahi Hargeysa Uga Furmay & Waxyaalaha Ay...

0
“Wada Hadalo Ayaa Si Sarraaxi Ah Noogu Bilaabmay Ee Wali Wax Go’aamo Ah Oo Aanu Ka Warrano Islamaanu Gaadhin…”-Xuseen Axmed Caydiid Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani...

Halkan Ka Akhri Magaca Siyaasiga Loo Cumaamaday In Uu Noqdo Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan...

0
Warar hordhac ah oo soo if baxaya ayaa sheegaya in Shir  warbaahinta aan loo ogolayn uu hotel Ambassador ee magaalada hargeysa shalay galinkii danbe...

“Waxaannu leenahay Xukuumadda Faashilka Ah Ee Markay Wax Walba Soo Dhaaftay Laga Yaabo Inay...

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Sicir-bararka ka taagan Somaliland, Dulmiga, dhibaatada Musuqmaasuqa, waxaanu Xukuumadda ku...

Daawo:– “Madaxweynuhu Kursigiisa Ayuu Joogayaa Doorashaduna Wakhtigeedii Ayay Dhacaysaa Faysal Cali Waraabana Yaan La...

0
“Madaxweynuhu Kursigiisa Ayuu Joogayaa Doorashaduna Wakhtigeedii Ayay Dhacaysaa Faysal Cali Waraabana Yaan La Arkin….” Muuse Biixi Cabdi

Daawo: Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Adag Uga Hadlay Saamaynta Abaartu Ku Leedahay Qabsoomida Doorashada...

0
Guddoomiyaha ahna Musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in aanay doorashadu qabsoomi karin inta ay abaartu dalka ka jirto.

“Doorashada, Mar Haddii Maanta Lagu Heshiiyey Anaguna Gole Wakiil Ahaan Waxba Kama Qabno”

0
"Doorashada, Mar Haddii Maanta Lagu Heshiiyey Anaguna Gole Wakiil Ahaan Waxba Kama Qabno" Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xidlhibaanada Golaha Wakiilada,...

Farmaajo Oo Xil U Magacaabay Yuusuf Garaad

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika,...

Jamaal Cali Xuseen oo Qirtay in Isaga iyo Garabkiisu Ay Ka Tashanayaan Ka Sii...

0
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, oo sida ay hore u qortay Warbaahinta Heegan-News , aanu warar xog-oggaal...

“Xukuumadda Maanta Joogtaa (Daahir Rayaale) Ciidda Ayay Ka Badantahay, Laakiin Xisbiga KULMIYE Wuxuuu Soo...

0
Miliciga Ballan-qaadyadii Xilligii Uu Mucaaradka Ahaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo + Waxa Ka Rumoobay Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markii uu mucaaridka ahaa...