Somaliland: Gabay Dheeg Laga Tiriyay Khilaafka Xisbiga UCID Oo Lagu Faaleeyay Ficilada Guddoomiye Faysal...

0
Kaftan Siyaasadeed UCID- Qalinkii Cabdirashiid Caaqil Siyaasada waa lagu kufaaye, Kaa ha la ogaado Gabaygan oo ka hadlaaya xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha xisbigga UCID Waxaana...

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo Maanta Safar Ku Tagaya Itoobiya.

0
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagi doona magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne...

“Waxa Looga Baahan Yahay Ganacsatada Inay Qiimaha Sarifka La Jaanqaadaan, Waayo Nebigu Wuu U...

0
Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday in khalkhalka ku yimaada dhaqaalaha iyo dhuuniga bulshada si adag u taabtaan, gurri walbana waa...

Wasiir Maxamed Muuse Oo Dabkii Loogu Tala Galay inuu Bakhtiiyo Gaas Kale Ku Sii...

0
Wasiir Maxamed Muuse Oo Dabkii Loogu Tala Galay inuu Bakhtiiyo Gaas Kale Ku Sii Dul Shubay Eex Iyo Qabyaalad Qaawana Kula Dhex Dhacay. Kadib Mudo...

War Deg Deg :- Siyaasiyiin Magac Weyn Somaliland Ku Dhex Leh Oo Dhex Dhexaadin...

0
Warar xog ogaal ah oo so gaadhaya shabakada Codkasomaliland.com isla markaana looga qaateen ah ayaa waxaa ay u xaqiijiyeen in  siyaasiyiin magac weyn Somaliland...

Kenya Iyo Djibouti Oo Si Adag Ugu Kala Fogaaday Kursiga Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

0
Dawladda Kenya ayaa cabasho ka muujisay olole xoogan oo ay dawladda Djibouti waddo, kaas oo ku saabsan kursiga qaaradda Afrika ee golaha ammaanka Qaramada...

Saylici oo Goleyaasha Degaanka Faray Inay ka soo Baxaan Waajibaadkii Loo Dooratay

0
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa u soo jeediyay golayaasha deegaannada goballada iyo degmooyinka dalka in si caddaalad ah...

Maayarrada Berbera iyo Gabiley oo ka mid ahaa xildhibaannadii New UCID oo khudbado ka...

0
Halkan ka Daawo Maayarrada Berbera iyo Gabiley oo ka mid ahaa xildhibaannadii New UCID oo khudbado ka jeediyey xafladdii midowga KULMIYE

Wafdi Ka Socda Dowladda Sacuudi Carabiya Oo Maanta Gaadhay Magaalada Muqdisho

0
Wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyagoo xilligan kulamo la leh Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya. Sida...