“Qaarba Ku Odhanaya Jeegaantii Maxaad U Bur-burisay Waar Maan Bur-burine Waanu Kordhinay Oo Giraan...

0
“Ilaahay Waxaan Ugu Mahad-naqayaa Inuu Hoolkii Maansoor ee La Garanayay Buuxsamay, Nin Kastaaba Ha Xag-xagtee Tigaadi Iyada Ayaa Hillaacda” Xirsi Xaaji Cali Hogaamiyaha xisbiga WADDANI...

Nuxurka Kulan Ay Saddexda Xisbi-qaran Iyo Guddida Doorashooyinku Wada Yeesheen

0
Hogaamiyayaasha xisbiga siyaasada somaliland ayaa maalintii shalay kulan ballaadhan oo saxaafaddu dibad-joog ka ahayd  la qaatay guddida doorasooyinka qarank Kulankan oo ka qabsoomay xarunta guddida...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Galka Seefta Ka Saaraya Isla Markaana Magacaabaya Wasiiradii Oloolaha Kulmiye Ee...

0
Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu isku shaan-dhayntii ugu cuslayd ku sammayn doono Xukuumadiisa taasoo la filayo inay saamayn weyn ku yeelato Masuuliyiinta ugu...

Somalia: Wadaaddo Reer Gaalkacayo Ah Oo Qarnigii 14aad Ee Hijriga Isku Haysta Qiblada Ay...

0
Magaalada Gaalkacayo ayaa salaadaha loo tukanayaa laba Qiblo oo kala duwan kadib markii uu khilaaf xoogani soo kala dhex galay Cullimada Deegaankaas. Khilaafka Cullimada oo...

Ex Wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyey Gudoomiye Ciro Iyo...

0
Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis  isla markaana wakhti xaadiran ka mid ah xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta...

Daawo: Somaliland Oo Marki U Horaysay Qaliin Wadnaha ah Lagu Sameeyey Iyo M-Siilaanyo Oo...

0
Somaliland Oo Marki U Horaysay Qaliin Wadnaha ah Lagu Sameeyey Iyo M-Siilaanyo Oo Booqday wiilka yare  ee qalinka lagu sameeyey Cisbital ku yeel caasimada...

Majaro-habaabinta Cirro Iyo Waafaqsanaanta Dastuurka Somaliland ee Ansixinta Saldhiga Millatari

0
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md. Cabdiraxmaan M. Cabdillahi (Cirro), ayaa ka been-sheegay qodobadda dastuurka Somaliland ee loogu dhaariyey inuu ku dhaqmo, isla markaana sheegay hadal...

Dag Dag: Daawo Taageera Yaal Cusub Oo Ku Soo Biiray Xisbga Kulmiye

0
Taageera Yaal Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Oo Kasoo Jeeda Magalada Laascaanood