Gudoomiye Cirro Oo Jeebka Kala Soo Baxay Shuruud Wacad-furaysa Heshiiskii Wareejinta Guddoomiyenimada Xisbiga WADDANI...

0
Gudoomiye Cirro Oo Jeebka Kala Soo Baxay Shuruud Wacad-furaysa Heshiiskii Wareejinta Guddoomiyenimada Xisbiga WADDANI Iyo Mad Madow Galay Jagadaasi Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md....

“Waxaan filayaa in ka bixitaanka Ingiriiska ee EU-da uu dawladda Britian u sahlayo inay...

0
"Waxaan filayaa in ka bixitaanka Ingiriiska ee EU-da uu dawladda Britian u sahlayo inay ku go'aan qaadato aragtideeda" Wasiir Sacad Cali Shire Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland,...

Maxamed Kaahin Axmed Oo Luuqad Adag Ku Durey Siyaasiyiinta Mabda’a Somaali Wayn Aaminsan Ee...

0
Maxamed Kaahin Axmed Oo Luuqad Adag Ku Durey Siyaasiyiinta Mabda'a Somaali Wayn Aaminsan Ee Isugu Habar Wacdey Xisbiga Wadani. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md.Maxamed...

Feedh, Harraati Lagaga Jawaabay Oo Loogu wanqalay Furitaankii Shirka Golaha Dhexe Ee WADDANI Iyo...

0
Feedhkii Daa'uud Food-Cadde, Harraatidii Duur, Fajacii Martida Iyo Fad-Qalalada Shirkii Farosaarka Ku Furmay+ Shucuurta Kaadir Ka Dareeray Madasha Oo Ka Cadhaysan Xubnihii Isbahaysiga Oo...

Daawo:- Khudbadii Gudoomiye Ciro Uu Ka Jeediyey Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Kuna...

0
Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyey furitaanka shirka...

Xirsi Oo Bilaabay Durba Cayda Masuuliyiinta Qaranka “MUUSE BIIXI WAXAAN LEEYAHAY MUJAAHID NIMO CV...

0
Siyaasi Cali Xaaji Xassan Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay si adag ula hadley gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj.Muuse...

Akhriso Qudbada Uu Gudoomiye Ciro Ka Jeediyey Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani ,Kuna...

0
Walaalayaal marka koobaad Ilaahay ayaa mahad leh, waxaana farxad weyn ii ah inaan idinka iyo shacbiga reer Somalilandba u soo bandhigo qorshaha 5 sano...

DAAWO: Nuxurka Khudbad Sarbeeban Oo Uu Af-hayeenka Xisbigga Taladda Somaliland Haya Ee KULMIYE Ka...

0
DAAWO: Nuxurka Khudbad Sarbeeban Oo Uu Af-hayeenka Xisbigga Taladda Somaliland Haya Ee KULMIYE Ka Jeediyay Shir-weynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbigga WADDANI.

Cali Khaliif Oo Xukuumadda Somaliland Uga Digay Inay Qabato Shirka Beelaha Dhulbahante Ee Burco...

0
Hogaamiyaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa xukuumadda Somaliland uga digay qabashada shirka beelaha Dhulbahante ee Burco ka dhici doona...

Faysal Cali Waraabe“Siyaasadu Yaanay Noqon Tolkeey Mee”

0
Gudoomiyaha xisbiga UCID Injineer  Faysal Cali Waraabe,  ayaa maanta mar uu khudbad ka jeedinayay munaasibad lagu daah furayay jaamacad cusub oo farac ka furatay...