Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyey furitaanka shirka golaha dhexe ee xisbigaasi.

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu khudbadiisan ku soo bandhigay  barnaamijka siyaasadeed ee xisbiga Waddani