Gudoomiyaha xisbiga UCID Injineer  Faysal Cali Waraabe,  ayaa maanta mar uu khudbad ka jeedinayay munaasibad lagu daah furayay jaamacad cusub oo farac ka furatay magaalada Hargeysa, waxaa uu sheegay in uu mar saddexaad u tartamayo jagada madaxwaynaha ee xisbigaas.