Ciidamada Booliiska Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Toogtey Nin Dirawal Ah

0
Wararka ka imanaya gobolka Saaxil ayaa sheegaya in ciidamadda ka hawl-gala kaantaroolka dhinaca Berbera uga soo baxa degmadda Sheekh ay toogteen nin baabuur watay. Wararku...

Khilaaf Hab Beeleed Ku Salaysan Oo Soo Kala Dhex-galay Siyaasiyiintii Dimuqraadiyad-diidka ee Ka Cadhooday...

0
Siyaasiyiinta dimuqraadiyad-diidka ah ee faro ku tiriska ah isla mar ahaantaana ka cadhooday shirkii uu dhawaan Xisbiga WADDANI ku qabsaday magaalada Hargeysa, ayaa maalmahii...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Galka Seefta Ka Saaraya Isla Markaana Magacaabaya Wasiiradii Oloolaha Kulmiye Ee...

0
Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa inuu isku shaan-dhayntii ugu cuslayd ku sammayn doono Xukuumadiisa taasoo la filayo inay saamayn weyn ku yeelato Masuuliyiinta ugu...

Jamaal Cali Xuseen oo Qirtay in Isaga iyo Garabkiisu Ay Ka Tashanayaan Ka Sii...

0
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, oo sida ay hore u qortay Warbaahinta Heegan-News , aanu warar xog-oggaal...

“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga...

0
Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa dhinaciisa markii ugu horaysay si dadban u xaqiijiyay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in isaga iyo Jamaal Cali Xuseen...

Gudoomiye Ku-Xigeenka Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed Oo Heshiis Qarsoodi Ah La Galay Xukumada...

0
Gudoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Axmed Muumin Seed oo u Sharaxnaa Jaggadda Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi oo ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe oo...

War Deg Deg Ah: Doorashada Dalka Soomaaliya Oo Markii Saddexaad Dib Loo Dhigayo.

0
Doorashada Soomaaliya ee 2016 ayaa lagu wadaa in markii saddexaad dib loo dhigo, kadib markii mar kale la gaari waayay in lagu socdo jadwalkii...

Siyaasiyiin & Taageereyaal Xisbiga KULMIYE Kaga Biiray Gabiley

0
Xubno isugu jiray siyaasiyiin, maayaradii hore ee degamadda Gabiley, qaar ka mid ah xildhibaanadii hore ee golaha degaanka Gabiley xildhibaanadda hadda jooga ee ka...

“Komishanku Wuxuu Caddeynayaa in Aanay Jirin wax Xog ah oo Laga Xaday ama la...

0
Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa beeniyay war uu Sabtidii toddobaadkan baahiyay wargeyska FOORE, oo sheegayay in la xaday ama la waayay xogtii diiwaangelinta codbixiyeyaasha...

“Waxaanu Maanta [Shalay] Hortiina Keennay Uur-ku-jirtii Gobolkan Cagaaran Ee Nala Soo Dhaweeya”

0
Madaxweyne-ku-xigeenka, Hoggaanka  Sare ee  KULMIYE Iyo Labeenta Gobolka Gabiley Oo Qalbi Furan Ku Qaabilay Siyaasiyiin Shilis Oo Kusoo Biiray Xisbul-xaakimka Madaxweyne ku xigeenka JSL ahna...