Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

0
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah safar ugu baxo magaalo xeebeeda ee Berbera . Ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa...

Askari Maraykan Ah Oo Qudha Ka Jaray 6-Ruux, Dhaawacna U Gaystay 8-kale

0
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku aadan dil xalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Fort Lauderdale iyadoo la sheegay in ninka ka dambeeyay dilkan uu ahaa...

Somaliland: “Haddii Caalamku Inaga Caawin Waayo Lacagta Aynu Doorashada Ku Galayno Dadkeena Ayaa Bixin...

0
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in haddii beesha caalamka ay diido inay bixiso dhaqaalaha doorashooyinka ay ka xukuumadda ahaan...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Ka Soo Jawaabay Hadalkii Madaxweynaha Ee 18...

0
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka jawaabay Hadalkii maanta ee Madaxweynaha Somaliland. Qoraal uu umuurtaas kaga hadlaayo ayuu ku yidhi sidan...

Shirkaddaha Dahabshiil Group oo lagu Abaalmariyey doorkii ay ka qaateen Shirweynaha Hay’addaha Maaliyadda ee...

0
Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa lagu abaalmariyay doorkii ay ka qaateen Qabsoomida Shirweynihii Bangiyada iyo Hay’addaha Maaliyadda ee Somaliland iyo Carwada Bandhiga Adeegyada Maaliyadeed ee...

Madaxweyne Farmaajo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Arday Soomaaliya Matalayay Oo Kaainta 1aad Galay Tartan...

0
Madaxweynaha dalka Somaliya Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay Ardey dalka Somaliya matalaayey oo kaalinta koowaad ka galay tartan qur’aanka...

Somaliland: Madaxtooyada Oo Liiska Muxaafidka Ku Darsatay Shacabka Gobolka Saaxil, Sheegtayna In Aanay Mucaaradad...

0
“Qaranka waxbaa loogu qaybinayaa si caddaalad ah, maaha waxa loogu badinayey Axmed Siilaanyo ayaa la xiddid ah Saaxil..” Wasiirka Madaxtooyada Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud...

Ganacsatada Suuqyada Hargeysa Iyo Berbera Oo Sameeyay Shaqo Joojin Ay Kaga Cabanayaan Sicir-bararka Doollarka

0
Ganacsatada Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa, ayaa Maanta sameeyay Mudaharaad Salmi ah oo ay ku muujinayeen dhibaatada Sicir-bararka Doollarku ku hayo iyaga iyo Shacabka...

Su,aalihii Adkaa Ee Siyaasi Maxamuud Xaashi Lagu Weydiiyey Doodii CPA .

0
Su,aalihii Adkaa Ee Siyaasi Maxamuud Xaashi Lagu Weydiiyey Doodii CPA .

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Uga Yimi Siyaasiyiin Mucaarad Ah,Kana Hadlay...

0
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (faratoon) ayaa ka jawaabay dhaliilo uga yimi siyaasiyiin xisbiyada mucaaradka ah ka tirsan,sidoo kalena waxa uu ka...