Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in haddii beesha caalamka ay diido inay bixiso dhaqaalaha doorashooyinka ay ka xukuumadda ahaan bixinayaa amma shacabka reer Somaliland la kaashanayaan