Madaxweynaha dalka Somaliya Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay Ardey dalka Somaliya matalaayey oo kaalinta koowaad ka galay tartan qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtey dalka Tanzania