Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo Inuu Bari Safar Ugu Baxo Magaalada Berbera .

0
720

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah safar ugu baxo magaalo xeebeeda ee Berbera .

Ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu xadhiga ka soo jari doono laba wiish oo dekada Berbera lagu soo kordhiyey iyo sidoo kale mashaariic horumarineed oo dekada  iyo Magaalada Berbera lagu soo kordhiyey

Sawirka Hoose Idinka Muuqda waa Labada Wiish ee dekada Lagu soo kordhiyey ee la filaayo inuu qeyb ka noqdaan mashaariic-da madaxweynuhu xadhiga ka jari doono