Somaliland: Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Mar Kale Dib U Bilaabmay Iyo Hadalada Ay Masuuliyiinta...

0
Waxa markale dib usoo ifbaxay khilaaf xogan oo ka dhex taagnaa masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID kaasi o muddo badaan soo jiitamayay. Waxaana masuusliyiinta xisbiga...

Somaliland: Waftigii Ay Hogaaminayeen Muuse Biixi Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Saaka Dalka...

0
Waftigii ay hogaaminayeen gudoomiyaha xisbiga KULMIYE mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo mudooyinkiii u danbeeyeyba safar...

Somaliland: C/raxmaan Cirro Oo Dagaalkii Dhinaca Diblomaasiyadda Kaga Badiyay Guddoomiyaha Kulmiye Una Baxay Dalka...

0
Guddoomiye Muuse Biixi Oo Safar Iskaga Gudbay Safaaradaha Dalka Maraykanku Ku Leeyahay Dalalka Itoobiya Iyo Kenya, Hungo Isku Mid Ahna Kala Soo Kulmay Gudoomiyaha Xisbi...

Somaliland: Wasiir Caddaani Waxaa Looga Fadhiyaa In Uu U Caddaalad Sameeyo Xuquuqda Shaqaalihiisa Oo...

0
Waa Wasaarad Shaqo adag u haysa Qaranka,Waa Wasaaradda Jaangoysa Hannaanka War iyo Wacyigelin ee Qaranku u Baahan Yahay,Waa Wasaarad ay ka Shaqeeyaan Ku dhawaad...

Somaliland: Garaad Saleebaan Buraalle Oo Hadlay Xiisad Nin Ku Dhintay Mid Kalena Ku Dhaawacmay...

0
Magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in maalmihii u dambeeyay ay ka taagan tahay xiisad colaadeed, xiisadaasi oo la xidhiidha ismaan dhaaf ka dhashay ka...

Somaliland: Samaalle Oo Ka Bilaabaya Maraykanka Olole Uu Ku Taageerayo Muuse Biixi

0
Wakiilka Somaliland Iyo Taageereyaasha Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Samaalle Ku Soo Dhaweeyay Washington war-saxaafadeed ka soo baxay xalay niskii dambe xafiiska xisbiga KULMIYE ee dalka maraykanka,...

Dawladda Somaliland Oo Sheegtay In Hoos U Dhac Ku Yimi Shaqooyinka Ajanibigu Ka Qabtaan...

0
Cabdi Daahir Camuud (Cabdi-dheerer)- Wasiiru-dawlaha Wasaaradda shaqada Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimahan Xukuumadda Somaliland ayaa  shaaca ka qaaday in ay  waddo sharci la doonayo in...

Somaliland: Maamul-gobolleedka Puntland Oo Jananka Booliska Somaliland Uga Mahad-celiyey Dib U Celinta Baabuur Lagala...

0
“Gaadhigaa waxa lahaa ciidanka dembi-baadhista (CID)-da ciddii ku doodaysay ama tidhi Madaxweyne-xigeenka lahaa, warkaasi maaha mid jira,  Taliyaha Booliska Somaliland Aad baan u hambalyeynayaa...

Somaliland: War Deg Deg Ah Gudoomiye Faysal Oo Goordhawayd Ka Jawaabay Hadalo Maanta Kasoo...

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khadka telefoonka ugu waramay telefishanka Universal ayaa waxaa uu ka jawaabay hadalo maanta ...

Somaliland: ” Dadka Rer Somaliland Ee Loo Xidhay Arinta Waqooyiga Hargeysa Dulmi Bey Ku...

0
Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ah suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley saladiinta loo xidhay xiisada waqooyiga magaalada Hargeysa...