Somaliland: ” Dadka Rer Somaliland Ee Loo Xidhay Arinta Waqooyiga Hargeysa Dulmi Bey Ku Xidhan Yahiin “..Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

0
828

Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ah suldaanka guud ee beelaha Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley saladiinta loo xidhay xiisada waqooyiga magaalada Hargeysa .

Suldaaanka ayaa waxaa uu sheegay in dadkaas saladiinta ah ee arintaasi loo xidhay ay  xaq daro ku xidhan yahiin waxaana uu yidhi

“Dadka Rer Somaliland ee lagoo xidhay arinta waqooyiga ee la yidhi  ee sanaduuq iyo Computero la sheegayo in ay jabiyeen dulmi bey ku xidhan yahiin waayo wax cadaalada u suga ma hayaan ” ayuu yidhi suldaanka guud ee beelaha Somaliland sul.Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir.