Gudoomiye Ciro Oo Kulan Gaar Ah Hargeysa Kula Yeeshay Safiirka Ingiriiska Ee Xilka Ka...

0
Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay...

Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan-saydhay Martiqaad Uga Yimid Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Sababaha Ay Ku...

0
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka Somaliland, Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay martiqaad...

Xildhibaan Talooyin u Soo Jeediyay Xukuumada iyo Mucaaradka Dalka

0
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa talooyin u soo jeediyey Madaxda Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumadda, waxaanu kula taliyey...

Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Caasimada Hargeysa, Tababarna U Soo Xidhay Ciidamo...

0
Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo loo qabtay Ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu madaxweynuhu halkaasi...

Booliiska Oo Weli Raadinaya Fannaanka Nimcaan-hillaac Iyo Xildhibaanno Sheegay In Imaanshiyihiisa Xukuumaddu Sii Ogayd

0
Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka AWDAL, ayaa waxa weli laga baadi-goobayaa Fannaanka Nimcaan Cabdiraxmaan (Hillaac), kaasi oo Maamulka Gobolkaasi sheegay inuu fasax la’aan ku...

Somalia: Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil oo maanta laga Daahfuray Kismaayo

0
Wasiirka Ganacsiga Jubbaland, Fariid Jaamac Saleebaan, ayaa manta si rasmi ah xadhigga uga jaray xarun weyn oo Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil (DBI) uu...

Somaliland: Askari Dilay Askari Kale Oo Kacdoon Dadweyne Ka Abuuray Laascaanood, Wasiir FARATOON...

0
“khilaaf iyo is Af-garanwaa Booliska dhexdiisa ka yimid uun bay ahayd, mana aha wax fikrad kale ka danbayso ee waa dad isku cadhooday, sidaa awgeed...

Taiwan iyo Somaliland oo Ka Wadahadlay Arrimaha Labada Dal

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka, Isgaadhsiinta iyo Dalxiiska ee dalka Taywaan H.E. Dr Lin Chia-Lung. iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Amb Ali Yang ayaa...

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo ka Hadlay Xubno ka Socda Maamulka Muqdisho oo...

0
Wasiirka Wasaarada diinta iyo aw qaafta Somaliland sheekh khaliil cabdilaahi Axmed,  ayaa beeniyay inuu kulan la yeeshay masuuliyiin ka Socday dawlada somaliya,waxaana uu cadeeyay...