War Deg Deg Ah: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Hada Is Casilay Iyo Sababta U Isku Casilay

0
962

War Deg Deg Ah: Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Hada Is Casilay Iyo Sababta U Isku Casilay

Wasiirkii hore ee wasaarada xidhiidhka golayaasha Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa iminka shaaciyey in uu iska casilay xil uu shalay xisbiga Kulmiye u magacaabey

Xilkan Uu Wasiir Cali Xaamud Jibriil Iska Casilay ayaa ah xubin nimadii guddida olaha xisbiga Kulmiye ee Gobalka Awdal oo shalay loo magacaabey , waxaana uu sabab uga dhigay iscasilaadiisa sababo isaga u gaar ah