Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegtay Laba Telefiishan Iyo Sababta

0
Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay telefishannada Horyaal iyo Eryal, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye. Ciidamo sida warqadda...

“Burco Iyadaa Isku Habsaantaye Bacaadka Ha Fadhido…” Muniir Axmed Cigaal

0
maxay damal weyn shiteen . maxay qudhac deebiyeen . waxay dab sudheen dhirtii dhulkay midab dooriyeen bal eeg degelkii hufnaa bir iyo waxa daasad yaal bal eega dalkii xalaa waxay lafo...

Beelweynta Cabdi Ciise iyo Bahohiisa oo Cudud Ballaadhan Ku Taageeray Xisbiga KULMIYE

0
Beelweynta Cabdi Ciise iyo Bahihiisa(Ciidagale), ayaa taageero laxaadleh u muujisay xisbul-xaakimka KULMIYE iyo murrashaxiintiisa. Munaasibad ballaadhan oo ay beeshani maanta ku qabatay Hutel Ambassador ee...

“Culimadu Waxay Leeyihiin, Ninku Afar Bilood Xaaskiisa Kama Maqnaan Karo, Si Loo Badbaadiyo Akhlaaqda...

0
“Rasuulku Wuxuu Yidhi Kii Ehelkiisa Isku Barbar Taaga Waa Reerkayagii, Waa Sidii Nin…” Sheekh Aadan-Siiro Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), oo Khudbadaha Jimcaha...

Suxufiyiin Su’aalo Adag Waydiisay Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay

0
Saxaafadda Somaliland Su’aalo Adag Waydiisay Afhayeenka Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay,

Gudoomiye Cirro Oo Cisbitalka Ku Bookhday Taliye Cabdillaahi Fadal Iiman

0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caawa fiidkii cisbitalka International ee magaalada Hargeysa ku bookhday taliyaha ciidanka Booliska...

DegDeg: Magaaladda Mogadishu Waxaa maanta laga Taageeray Xisbiga WADDANI iyagoo ku Sababeeyey Xisbi Soo...

0
Magaaladda Muqdisho waxaa maanta laga taageeray Xisbiga WADDANI wax aanay ku sababeeyeen xisbi soo celin kara midnimadii luntay 1991.

“Xisbina Kuwa Hor-fadhiya Ma Ogoli, Oo Maaha Kuwii Ummadda Dhaqi Lahaa..” Sheekh Aadan-Siiro

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka digay in la buriyo Heshiiska Reer Somaliland ka dhexeeya ee lagu dhisay Dawladnimada iyo Hanaanka...