Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi u qaabilsanaan doonta wada hadallada Somaliland iyo wuxuu ugu yeedhay dib u heshiisiinta waxaanay Soomaaliya ku meteli doonan wada hadalka Somaliland,