Somaliland: “Waxa Haboonaan Lahayd In Waddani Uu Fahmo Dawladnimadu Sida Ay Tahay Oo Aanu...

0
Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday inaanu xisbiga Waddani sharciyan xaq u lahayn dacwad uu ka gudbiyo xukuumada iyo Baarlamaanka, isla markaana tilmaamayso...

Somaliland: Dawladda Itoobiya oo ka Hadashay Mowqifka Somaliland Iska Taagtay Qoddob ku...

0
Warbixin Todobaadle ah oo Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya soo Saarto oo lagu Baahiyay Jawaabtii Madaxweyne Siilaanyo Ee  Shirkii IGAD Wasaaradda Arrimaha dibadda dawladda Fedaraalka Itoobiya, ayaa ...

Shirkadda Dahabshiil Group oo Door Wayn Ka Qaadanaysa Ururinta iyo Gaadhsiinta Deeqo Loogu Talo...

0
Maamulaha Shirakadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Saciid Oo maanta waraysi Khaas ah siinayey Wariye Cabdirisaq Xaaji Catoosh Oo ka hawl gala Idaacada Bbc waraysigan aya waxa...

Somaliland: Xildhibaan Xukuumadda Ku Canaantay Madaxda Dhaqanka Ee Ay U Diiday Gurmadka Dirirta Ceel-afweyn

0
Guddoomiyaha Guddida Deegaanka iyo Khayraadka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in wax...

“Dadka Reer Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Hormood Ka Noqdaan Midnimada Iyo Wadajirka Soomaaliya…”...

0
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya. “Waxaan mar kale ku baaqayaa ama ugu baaqayaa in wadahadaladii...
General Galaal Oo Ka Xog-warramay Kulan Uu Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa Kula Qaatay, Kana Marag Kacay Dhibaatooyinkii Uu Cali-samatar Uu Geystay Reer Somaliland “

General Galaal Oo Ka Xog-warramay Kulan Uu Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa Kula Qaatay, Kana Marag...

0
“Laba  arrimood baan Hargeysa u imi, waa marka ugu horraysa’e Heroshima(Hargeysa) inaan markale arko siday noqotay  waan rabay, way weynaatay, wey dhisantay, laakiin laba...

Xafladii Caleemo Saarka Axmed Madoobe Oo Laga Akhriyay Hambalyo Uu U Diray Faysal Cali...

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo caleemo saarkii madaxweynaha dib loo doortay ee Axmed Madoobe ka sheegay in ay si rasmi...

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Macne Khaldan Oo Loo Sameeyay Hadal Uu...

0
“Qolaa waxay is yidhaahdeen waxyeela oo madaxa ka jara hadalkiisa oo waxa ay yidhaahdeen Guddoomiyihii KULMIYE wuxuu yidhi madaxweynaha maxkamad halla saaro….” Guddoomiyaha KULMIYE, ahna...

Ibraahim-dhegaweyne Oo Si Adag Uga Digay Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka Carabta, Guddiga Doorashadana Ugu...

0
Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne), ayaa sheegay inaanay doorasho dalka ka qabsoomi karin, wakhtigan lagu jiro xaalad abaareed oo aad u adag.   Mujaahidka oo waraysi...

Xaguu Ku Danbeeyey Safarkii Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Tegay Magaalada MUQDISHO?

0
Xaguu Ku Danbeeyey Safarkii Prof Cali Khaliif Galaydh Ku Tegay Magaalada MUQDISHO? Prof Cali Khaliif Galaydh Oo In Mudo Ah Ku Maqna Wadanka Somaliya Gaar...