Shirkadda Dahabshiil Group oo Door Wayn Ka Qaadanaysa Ururinta iyo Gaadhsiinta Deeqo Loogu Talo Galay Soomaalida Abaaraha ku Caydhooba

0
1105

Maamulaha Shirakadda Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Saciid Oo maanta waraysi Khaas ah siinayey Wariye Cabdirisaq Xaaji Catoosh Oo ka hawl gala Idaacada Bbc waraysigan aya waxa u daarna Ha,ada Lanqayrat Cas Ee Dalka Imaaradaka Carabta oo Deeqo lacaga uururunaysay dadka ay abaarto sameysay Iyo Xanuunka Imika Ka Dilaacay Deeganada Somalido  Degto

Hadaba sida u sheegay maamulaha shirkada Dahabshiil Group Mudane  Cabdirashiid Maxamed Saciid oo waraysigiis u ku bilaabay waxanu yidhi Sida aad wada ogsoontihiin Waxa imika Dhulalka Somalida ka jira xanuuno iyo xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegano Kooban,

Isla markana waxa jira ha,ado caalami ah ooa y ku jirto Ha,ada imaaradka ee lanqayrta Cas oo lacag iyo dhaqaal ugu uururinaya Dadka Soomaliyed,

Wariye Catoosh oo su,al waydiyey Maamulaha shirkadda Dahabshiil Group waxanu aydiiyey Ha,ada lanqayrta Cas Miyaad shaqada la wadaan ka Dahabshiil ahan?

waxana uu ugu jawaabay anagu waxa aanu ka mid nahay Dahabshiil ahan Dadki iyo shirkadihii ay ku marti qadan Xaflada Lacagta Lagu Uururinyey waxana xaflada ka soo qayb qaatay madaxda Dawlada Imaaradka Carabta Iyo Qaar Ka Tirsan Ha,adaha Caalamiga ah Iyo Dad Ganacsato ah iyo dad kala oo soomali ah oo ka shaqaya Dalka Imaaradka Carabta

Wariye Catoosh oo Su,al  Waydiyey Maamulaha Shirkada Dahabshiil Group ayaa waxa u waydiiyey Wax Ma Ku Darsataan Dahabshiil ahan Deeqda Lacagad Ee La uururinyey?

Waxan Yidhi Cabdirashiid Hadii aanu Dahabshiil nahay mar walba waanu ka qayb qadana Wixii umada wax u taraya ama Ha Noqoto abaaraha ama Waxbarashada ama Caafimadka, Xafladan Imika Imaaradka Ka Dhacdayna Deeq weyn ayan ka geysanay

Sido kala wariye Catoosh oo aya waxa u mar kala waydiiyey Isku soo wada doob Oo Dahabshiil Iyo Ha,ada Lanqayrta Cas Yaa Kala Ee Deeqda wax Ka Bixiyey?

Waxana ugu jawaabay Ha,ada Lanqayrta Cas Ee Imaaradku waa Ha,ad samafal ah oo cid  walba way u soo bandhigtay cidi wax taraysa ila imikana way uururinyaan lacagta,

Waxanay Raban Lacag dhawr Boqol oo milyana ah oo lacagta wadankan imaaradka ah inay uururiyan Ka Dina ay isticmaalan Xafiisayadooda ay ku layihiin Dhulalka Somalida xalak oo la gaadhsiin doono wixi dawooyin ah ama raashin ah Dadkii ay dhibaatado soo gaadhay wax logu tari karro,

Wariye Catoosha ayan su,al ka waydiiyey Cabdirashiid waxanu waydiiyey Ma maal kooni ah ayaa Lugu deeqaya Lacaga misa sida loo kala baahi badan yahay?

waxanu ugu jawaabay cabdirshiid Runtii Mar walba Go,anka waxa iska leh Ha,ada Lanqayrta Bisha Cas Ee Imaardka iyada ayana gaynaysaGoobaha ay dadka dhibaatado soo gaadhan Marka waxa ay colayska saarayan Dadkii abaaroho sameyan iyo xanuunka shuban ku ka Dilacay Iyo Dadkii Xoola la,anto soo wajaday.

Marka sida aad la socoto Abaaraha iyo shubaka oo ka dhacayah Dhulalka Somalida Waxay ah khasaar u geystaan dad badan oo abaari sameysay Sida aad la socotana Marka Taa Cidi wax u qaban kartana Shirkada Dahabshiil Wu soo dhaweynayaa, Dahabshiil E Dahab Somtel

Dhamaan Ha,adaha Dahabshiil ka tirsan yahay wuu soo dhawaynayaa Cidi wax taraysa Umada Somaliyeed waxan waanu la qabanaynaa Hadu U Allah Igmo.

Wariye Catoosh ayaana su,al ka waydiiyey Cabdirashiid Waxanu waydiiyey Maalaha Xanuunk ee lagu baaba,ay Waxa Ka mid ah Gobalka Togdheer Ee magaalada Burco Ee Wax Ma Tartaan Dahabshiil Ahan?

Waxana uugu jawaabay sidan Sida aad ogtahay Shubako waxa u ka bilaabmay Buuhoodle Iyo Burco labadan Dahashiil Qayb weyn ayuu ka qaatay, ama ha gaayo Dawooyinka ama Ha Gaayo Wixi kala Ee Taageero ah, ee lagag hor tagi karro xanuunka shuban Biyoodka

Sida aad la socotana xanuunku waa xanuun Fida Oo Hadi aan xalkiisa Laga Hortagin Inu Wadan Ka Oo Dhan Gaadho Gees Ila Gees, ciidii wax u taraysa Umada Soomaaliyeed Hadi aanu nahay Dahashiil Waaxnu garab taaganahay Dabashiil Iyo Somtel Iyo E Dahab Iyo Bankiga Dahashiil Bank Oo way Badantahay Shirkada Dahashiil

Wariye Catoosh oo Hadalkiisa Ku Soo Gunaanaday Su,al U Waydiiyey Maamulaha Shirkada Dahabshiil Garoup Mudane  Cabdirashiid Maxamed Saciid Waxnu Waydiiyey Lacagaha Aad Ka Macaashtan Dadka Somalida Iyo Waxan Aad Ku Celisaan Ee Deeqa ha ah Ma Isku Dhigaamn Cabdirashiid?

Horta mar walba Catoosh Shirkada Dahabshiil Ila Iyo Mudadi ay shaqaynaysa ee ila Iyo afaran Sanno Iyo Dheerad ee ay ka shaqaynaysay Dhulka Somaliyeed Iyo Caalamka Waxanu Mar Walba Go,ansanay  Umada Aanu Ka Dhex Shaqayso Siiba Gobalka ay doonto ha ahata Anu markay Dhibaatado Jirto Aanu Garab buuxa Siino

Waxanu Maamulaha shirkada Dahabshiil Hadalkiisi ku soo Gunaanaday Dhamaan Gobalada Umada Somaliyeed Degto Inaanu Wax Ku Darsano ha Noqoto Iskuulo Ama Wadooyin Ama Abaaro Ama Dad Ama Xanuuno, Waxana Noo Qorshaysan Dahashiil Aan Inanu Gaarb Siino Had Iyo Jeer