Gudoomiye Cirro Oo Cisbitalka Ku Bookhday Taliye Cabdillaahi Fadal Iiman

0
18

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caawa fiidkii cisbitalka International ee magaalada Hargeysa ku bookhday taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye gaas Cabdillaahi Fadal Iiman oo xaalad caafimaad u jiifa.

Gudoomiye Cirro ayaa taliye Fadal alle uga baryey inuu caafimaad sareecan ah siiyo.

Xalaada caafimaad ee taliyaha ayaa ah mid ka soo reynaysa sidii hore.

Comments

comments

LEAVE A REPLY