Daawo:Xog-Hayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Warbixiyay Is Bahaysiga Ku Biiray Xisbiga...

0
Xog-Hayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Warbixiyay Is Bahaysiga Ku Biiray Xisbiga WADANI Sheegayna Inaanay Taageerada Kulmiye Waxba U Dhimayn

Xulka Gobolka Awdal Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaadhay Gobolka Saaxil.

0
Kulamada wareega labaad ee Group A ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag iskaga...

DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Magaalada Berbera Iyo Kulan Uu La...

0
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa safar ugu baxay Magaalada berbera ee xarunta gobolka Saaxil

Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal oo Kulan La Qaatay Salaadiinta Guud ee Beelweynta Habar jeclo

0
Kulan Balaadhan oo Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal oo uu Hogaaminayay Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xassan Suldaan Cabdullahi Iyado Kulan Balaadhan oo Madaxdhaqameedka...

Daawo:-Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Qalab Ciyaareed Gudoon Siiyay Xulalka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland

0
Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Qalab Ciyaareed Gudoon Siiyay Xulalka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland

Daawo: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedaymo Uu U Soo Jeediyay...

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo ugu yimid Murrashax Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen

Mujaahid Cali Guray oo Daaha Ka Fayday in uu Jiro Heshiis Qarsoodi oo Garabkiisa...

0
Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray, ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro heshiis qarsoodi ah ka dib markii uu...

Daawo: WAR DEG DEG: Siyaasigga Cali-gurray Oo Warbaahinta U Caddeeyay Inuu Taageerayo Musharax Muuse...

0
WAR DEG DEG: Siyaasigga Cali-gurray Oo Warbaahinta U Caddeeyay Inuu Taageerayo Musharax Muuse Biixi Cabdi,Haddii Uu Jamaal Saaxadda Ka Baxo

Jamaal Cali Xuseen Oo Beeniyey Warar Ku Xidhiidhinaya Xisbiga KULMIYE Iyo Dedaalka Xubno Ku...

0
“Xukunkii Maxkmadda Sare Xukun Qarboosh Ayuu Ahaa, Xukun Hagaagsan Muu Ahayn Waxaana Muuqatay Inay Go’aamada Loo Yeedhinayay” Jamaal Cali Xuseen Murashaxa Madaxwayne ee xisbiga UCID...

Cali Khaliif Oo Socdaal Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya Oo La Sheegay Inay...

0
Safarka Cali Khaliif Wuxuu Ku Wajahan Yahay Muqdisho, Addis Ababa Iyo Nairobi Cali Khaliif Galaydh, hogaamiyaha kooxda Khaatumo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u duulay...