Mujaahid Cali Guray oo Daaha Ka Fayday in uu Jiro Heshiis Qarsoodi oo Garabkiisa Dhex-maray Muuse Biixi Cabdi

0
946

Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray, ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro heshiis qarsoodi ah ka dib markii uu soo bandhigay in haddii uu Jamaal Cali Xuseen noqon waayo uu Muuse Biixi noqon doono Madaxweynaha soo socda ee Somaliland.
Hadalkan ka soo yeedhay Mujaahid Cali Guray oo uu ku baahiyey boggiisa Facebook, ayaa waxa uu u dhignaa sidan.
“Amma Jeclow amma ha jeclaan hadii Jamaal Madaxwayne noqon waayo in Muuse Biixi indhahaaga oo shan ah uu Madaxwayne noqon doono ku bishaarayso hadii Alleh yidhaa with slide victory.”.Ayuu yidhi Cali Guray