Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal oo Kulan La Qaatay Salaadiinta Guud ee Beelweynta Habar jeclo

0
1023

Kulan Balaadhan oo Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal oo uu Hogaaminayay Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xassan Suldaan Cabdullahi Iyado

Kulan Balaadhan oo Madaxdhaqameedka Beesha Subeer Awal oo uu Hogaaminayay Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xassan Suldaan Cabdullahi Iyado Geesta Kalena Madaxdhaqameedka Beesha Habar Jeclo uu Hogaaminyay Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cabdullahi Suldaan Cali, Kulankan oo aha Kii UGu Horeeyay Labada Beelood wada Yeeshan aya aha Mid Dhaqan oo Saxaafada Loo Ogolayn.
Kulankan Madaxdhaqameedko Ku Yeeshen Magaalada Hargeisa aya waxa Soo Dalbaday Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal sida Dad Goob Joog ahi Shabakada Burcoon line News uu Xaqiijyeen Waxaano aha Mid laga  Hadlayay Arrimo Badan oo Xasaasiya oo Labada Beelood Ku saabsana, Iyo Muhiimada Ugu weyn oo ahayd Arrimaha Siyaasada Labadaas Beelood Bah Wadaaga Ka ahaayen Muddo Dheer.
Ila Hadda  Lama Shaacin waxa La isla Meel Dhigay ee Madaxdhaqameedkaasi Go’aan Ku Gaadhen Laakin sida Dadki Goob Joogaha Noo Xaqiijiyeen Waxu Ku Dhamaaday  Is Afgarad Iyo Jawi Wanaagsan, Waxaano Loo Ballan Sanaayahay Inay Shirar Kale La Iskugu Iman Doono.