Qaramada Midoobay Oo Baaq Digiin Ah U Soo Jeedisey Maamul Gobaleedyada Dawlada Somaliya .

0
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa u direy warqado uu ugu baaqayo maamulada Puntland,Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubno...

“Anigu Laba Jeer Baan Dhacay, Haddana Waanigaa Soo Taagan Oo Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan...

0
“ Himillada Waa Loo Kacaa Kufaa  Laakiin dadkeenu  Dhabar Adayga Ma yaqaanno laakiin Aniga Uun Wax Ku Qaata waayo Waxaan U Imi Inaan ...

Wasiirka Caafimaadka Oo Sheegay Inay Ballanqaad Ka Heleen Golaha Guurtida

0
Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida  ayaa ku amaanay Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) waxqabkii uu sameeyey mudadii uu joogay, isla markaana...

Xukuumadda Somaliland Oo Kenya Ka Codsatay Inay Hormuud Ka Noqoto Aqoonsi Raadiska Somaliland Ee...

0
-Dawladda Somaliland ayaa dawladda Kenya ka codsatay inay hormuud ka noqoto olole aqoonsi raadis oo lagu qaado ururka Midowga Afrika iyo dawladaha gobalka. Wasiirka arrimaha...

Somaliland: Qaban Qaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Weyn Looga Dareemaayo...

0
WADANI Oo La Sadaalinaayo Inuu Cudud Xoogan Ka Dheefo Shirka Murashaxiinta Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenka Lagu Soo Xulaayo. Xisbiga ugu weyn Mucaaridka dalka Somaliland ee WADANI,...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Sharaxay Laba Qodob Oo La Iskula Qaatay Kulan Saddex Geesood...

0
Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sharaxaad ka bixiyay laba qodob oo la iskula qaatay kulan saddex...

Somaliland: Weftigi uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay DUBAI

0
Weftigi uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay DUBAI

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Moqdisho Ka Dhoofaya Iyo Dalka Uu Ku Sii Jeedo

0
Maxamed Cadbilaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku tagaan magaalada Kampala ee dalka Uganda. Booqashada Madaxweyne Farmaajo...

Somaliland: Go,aanka Ay Maxkamada Sare Ee Somalilad Ka Soo Saari Doonto Khilaafka Xisbiga UCID...

0
Maxkamada Dastuuriga Somaliland ayaa la filayaa inay Maalinta isniinta ee todobaadkan ay xal kasoo saarto khilaafkii dacwada Xisbiga UCID ee ka dhaxeeyay Labada Garab...