Maxkamada Dastuuriga Somaliland ayaa la filayaa inay Maalinta isniinta ee todobaadkan ay xal kasoo saarto khilaafkii dacwada Xisbiga UCID ee ka dhaxeeyay Labada Garab ee Jamaal iyo Faysal.

Labada Garaba waxay sheegayaan Inay Dacwadaasi ka filayaan inay Guuleysan Doonaan.

Hore ayay Guddida Diwaangalinta Ururada siyaasada Somaliland ay xal uga soo saartay Khilaafka Xisbiga UCID.

Go’aankaasi waxaa rafcaan ka qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid.