Faysal Cali Waraabe Oo Ka Waramay Shir Maalgashi Oo Uu Jarmalka Kaga Qayb Galay

Faysal Cali-waraabe Oo Garashada Xirsi Fadhiid Ku Sheegay Iyo Hoggaamiyaha WADDANI Oo Soo Jeediyey...

0
“Aniga waxa ay ila tahay dib udhacu waa arrin farsamee aynu farsamadeeda u dayno oo haddii dib u dhac yimaaddo aynu komishanka u dayn...

Nuxurka Kulan Ay Saddexda Xisbi-qaran Iyo Guddida Doorashooyinku Wada Yeesheen

0
Hogaamiyayaasha xisbiga siyaasada somaliland ayaa maalintii shalay kulan ballaadhan oo saxaafaddu dibad-joog ka ahayd  la qaatay guddida doorasooyinka qarank Kulankan oo ka qabsoomay xarunta guddida...

Daawo: Guddoomiye Muuse Biixi oo ugu baaqay dalalka jaarka inay tixgeliyaan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland

0
Daawo Khudbada Guddoomiye Muuse Biixi U Kaga Hadlaya Madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad Hargeysa loogu Sameeyey Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya

0
Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan xuska maalinta Qoomiyadaha Itoobiya loogu qabtay caasimadda Somaliland...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo dalka dib ugu soo laabtay kadib Socdaal Caafimaad uu ugu Maqnaa...

0
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa xilkaasi ee xisbiga mar kale Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib socdaal caafimaad...
Wakiilka Somaliland ee Denmark oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa

Wakiilka Somaliland ee Denmark oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa

0
Wakiilka dawladda Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Denmark Muuse Sheekh Muxumud Case, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda Hargeysa. Ambassador Muuse oo ka...

SANAAG: RRU-da Oo Qab-qabatay Dad Hubaysan Oo Hor-joogsaday In Dad Abaaraha Ku Caydhoobay Loo...

0
Dadka Tuulada Huluul Oo Ootay Ceel-Biyood Loogu Talo-galay Dadka Abaareysani Inay Ka Cabbaan Iyo Tallaabada Ciidammada Ammaanku ka Qaadeen Ciidammada sida gaarka ah u tababbaran...

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Banaan Soo Dhigay Doorashada Ugu Fudud Uguna Kharashka Yar...

0
Faysal Cali Waraabe Oo Banaan Soo Dhigay Doorashada Ugu Fudud Uguna Kharashka Yar Ee Somalilad Laga Hir Galin Karo

Xisbiga WADDANI Oo Deeq Lacageed Ugu Deeqay Iskuulka Farsamada Gacanta Ee Haldoor Oo Uu...

0
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta deeq lacageed ugu deeqay dhismaha iskuul farsamada gacanta lagu baranayo,kaasi oo dhismihiisu ka socda degamada Maxamed Mooge...

Cirro oo Bilaabay Qorshe uu ku Mijo-xaabinayo Xukuumadda Somaliland

0
Wuxuu Magacaabay Safiirka wareega ee Komishanka Midowga Yurub Iyo MFA/DANIDA, kaas oo qabanaya shaqadii dawladuhu qaban Jireen ? Guddoomiye Cirro wuxuu mar kale waxba kama...