Madax dhaqameed Is laab xaadhay

0
W/Q Jamaal Cali Xuseen Waxaan aad ugu farxsanahay in caawa isu yimaadeen oo ay is laab xaadheen qaar ka mid ah odayaasha iyo madax dhaqameedka...

Ciddin“ Jabuuti Kuma Faraxsana Dekedda Berbera..”

0
“Somaliland Waxa ay u diyaargaroobaysaa ka Qaybgalka Dagaalka loogu Jiro Dekadaha” Financial Times “Jabuuti boqolkiiba boqol kuma faraxsana maalgashiga DP World ku samaysay Berbera.” Maayirka...

“Wakhtigii reeraha la isku cunsiinayay Soomaaliweyn 94-kii bay..”

0
Mudane Maxamed Iid Dhimbiil oo ka mid ah saraakiisha Xisbiga WADDANI ayaa jawaab waafi ah siiyay Wasiir Maxamed Kaahin iyo Wasiir Saleebaan Cali Koore...

Fahad Yaasiin Oo Iscasilay iyo Farmaajo Oo Xilal magacaabay

0
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ Muqdisho, Sebteembar 7, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...

Shirweynaha Xisbiga WADDANI Oo La Iclaamiyay

0
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa iclaamiyay in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga WADDANI [youtube...

Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Metelaya

0
  Raisal wasaaraha Soomaaliya Mr Rooble ayaa liiska musharraxiinta aqalka sare ee Somaliland ka guddoomay Guddoomiyaha aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi iyo ra'isal wasaare ku...

Madaxweynahii Tanzania Oo Dhintay

0
Tanzania: Madaxweynahii dalka Tanzania John Magufuli ayaa goor dhawayd ku dhintay cisbitaal ku yaalla magaaladda Dara salam ee xarunta dalka Tanzania . Madaxweynaha geeriyooday Magulufi...

Dareenka iyo filashadu halkii Shalay ma joogaan

0
Dareenka iyo filashadu halkii Shalay ma joogaan:- Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye ayaa qoray Waxay ila tahay in aanay, 1- Madaxweyne Biixi hal arrin hodin. 2- Musharrax Madaxweyne...