Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Metelaya

0
258

 

Raisal wasaaraha Soomaaliya Mr Rooble ayaa liiska musharraxiinta aqalka sare ee Somaliland ka guddoomay Guddoomiyaha aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi iyo ra’isal wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed.

Cabdi Xaashi ayaa kaligii ku tartamaya kursiga uu u sharraxan yahay

May be an image of text