Buurmadow “waxay Madaxtooyadu garwaaqsatay In aanay Cali Mareexaan iyo Raggii Biyo Culusta..”

0
4125

Boqor Buurmadow ayaa qoray
Waxaan sigaar ah uhambal yaynayaa Wasiir Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexaan)

Inkasta oo aanan lajeclayn inuu ka mid noqdo Dawladan, waa nin meeshuu joogaba Waxkatara kana muuqda.

inaadeer hambalyo Allena hakugu asturo xilkaa laguu igmaday Ee aad qaranka uqaaday.

waxaa kale oo iifarxada Inay madaxtooyadu Garwaaqsatay
Inaanay tuugo ahayn Cali iyo ragii kale
Ee biya culusta ahaa marlabaad hambalyo Wasiir