Madaxweynahii Tanzania Oo Dhintay

0
262

Tanzania: Madaxweynahii dalka Tanzania John Magufuli ayaa goor dhawayd ku dhintay cisbitaal ku yaalla magaaladda Dara salam ee xarunta dalka Tanzania .

Madaxweynaha geeriyooday Magulufi ayaa u geeriyooday xanuunka Coronavirus oo uu dhawrkii usbuuc ee la soo dhaafay la tacalaayay, wuxuu noqday hogaamiyahi ugu horeeyay ee Coronavirus u dhinta.

Mugulufi ayaa lagu yaqaanay inaanu rumaysnayn jiritaanka xanuunka Coronavirus.

Bishii May ee sannadkii 2020 kii ayaa isagoo warbaahinta kula hadlaayay aqalka madaxtooyada dalka Tanzania ee Darasalam wuxuu ku tilmaamay Coronavirus mala’awaal aan jirin.

[