Shirweynaha Xisbiga WADDANI Oo La Iclaamiyay

0
277

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa iclaamiyay in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga WADDANI