Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa

0
Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ah  xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo  Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa  Soltelco.

Somaliland: “Doorashada Madaxtooyadu Waa Diyaar, Laakiin Waxaan Laysla Qaadan Ta Golaha Wakiiladda” La Taliyaha...

0
La Taliyaha madaxwaynaha Somaliland ee arimaha doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada. waxaanuu la taliyuhu sheegay inay doorashada madaxtooyadu diyaar...

Somalia: Al-shabaab Oo Shaacisay Magaca Iyo Qabiilka Uu Kasoo Jeedo Ninkii Qarxiyey Huteel SYL...

0
Idaacadda Andallus ee ku hadasha codka Al-shabaab ayaa baahisay cod laga duubay ninkii fuliyey weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday hotelka SYL ee...

Maraykanka Oo Sheekh Cabdiqaadir Muumin Ku Dartay Liiska Argagixisada Adduunka

0
Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay iney Shiikh Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo doon doonayo oo ay ku jiraan shaqsiyaadka iyo...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Degaanada Ceel-afweyn Ee...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu baaqaasi ku yidhi “Nabadgelyada, is xaqdhawrka, wada noolaanshaha iyo degenaanshuhu waa tilmaamaha tolmoon ee lagu...

Somalia: Darawalkii Gaarka Ahaa Ee Maxamed Siyaad Barre oo Sheegay in Dawladda Soomaaliya Ay...

0
Kornayl ka tirsan Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xaashi Furre, isla markaana ahaa Darawalkii gaarka ahaa ee Madaxweynihii dawladdii Millateriga Ahayd ee...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada oo Daahfurtay Buugaagta Manhajka Cusub ee Waxbarashada Qaranka

0
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa shalay daahfurtay dibuhabaynta muqarrarka iyo daabacaadda buugaagta manhajka cusub ee waxbarashada qaranka Somaliland. Munaasibaddii loo qabtay daahfurkan...

Somaliland: “Adeer Xeebtu Laba Reer Ayay Ka Dhaxaysay” Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Deegaamada...

0
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay deegaanada lagu muransan yahay ee waqooyiga gobolka Maroodi-jeex

Somaliland: Kulan Dhex Maray Maray Komishanka & Axsaabta Oo Lagu Lafo-guray Lixda Goobood Ee...

0
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay u yeedhay madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland, si ay wax uga weydiiyaan diiwaangalinta ay ka qabanayaan lixda...

Somaliland: SONSAF Oo Warbixin Hordhac Ah Ka Soo Saartay Diwaangalinta Gobolka Sool.

0
Warqaddii Lixaad ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Warbixinta Hordhaca ah, ee Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle Koobid: Diiwaangalinta codbixiyayaasha doorashooyinka la filayo inay Somaliland ka qabsoomaan Sannadka...