La Taliyaha madaxwaynaha Somaliland ee arimaha doorashooyinka Somaliland ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada.

waxaanuu la taliyuhu sheegay inay doorashada madaxtooyadu diyaar tahay balse aan wali laysla qaadan doorashada golaha wakiilada Somaliland.