War Deg Deg Ah: Saddex Xisbi Qaran Oo Isla Qaatay In La Hakiyo Diiwaangalinta...

0
Warar xog ogaal ah oo ay shabakada Wargane ka helayso madax ka tirsan saddex xisbi qaran ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayan in gudida...

Somaliland: Gabay Dheeg Laga Tiriyay Khilaafka Xisbiga UCID Oo Lagu Faaleeyay Ficilada Guddoomiye Faysal...

0
Kaftan Siyaasadeed UCID- Qalinkii Cabdirashiid Caaqil Siyaasada waa lagu kufaaye, Kaa ha la ogaado Gabaygan oo ka hadlaaya xaaladaha siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha xisbigga UCID Waxaana...

Somaliland: Cad-Ceed Madoobaad Shalay Si Weyn Looga Dareemay Guud Ahaan Somaliland Gaar Ahaan Caasimada...

0
Waxa Shalay Si Weyn Looga Dareemay Guud Ahaan Somaliland Cad-Ceed Madoobaad Gaar Ahaan Caasimada Hargaysa Aan Dadku badan koodu dareen sanayn. Cad-ceed madoobaadkan ayaa waxa...

Somaliland: “Aniga Ayaa Ugu Horeeyay Siyaasi Reerka Ah (SACAD MUUSE) Oo Ka Badheedha In...

0
Waa la ogaa oo aniga ayaa ugu horeeyay siyaasi reerka ah oo ka badheedha in deldelaada laga furo Lixda goobood ee Waqooyiga Hargeysa -...

Somaliland: Yaa Leh Masuuliyda Dagaalada Khasaaraha Culus Dhaliyay Ee Ka Dhacay Degaanada Hoos Yimaada...

0
Dagalada Maalmihii u danbeyayba ka dhacayay Deganada Hoos yimada Degmada Ceel-afwayn gaar ahaana Deganada Darar-wayne iyo Dogoble ee sababay khasaraha isugu jiray dhimasho iyo...

Somaliland: Wararkii ugu danbeeyay: Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee ka dhashay Iska Hor-imaadyadii Ka...

0
Ilaa Kow iyo toban qof ayaa ku dhintay,halka Ku dhawaad Sodoneeyo kalen ku dhaawacantay ka dib iska horimaadyo beelaysan oo ilaa Saaka iyo shalay...

Somaliland: Oo Go’aamo Iyo Digniino Adag Kasoo Saartay Dagaalada Ka Socda Deegaanada Hoos Yimaaada...

0
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ayaa go’aaamo iyo digniino adag kasoo saaray dagaalada u dhaxeeya beelaha walaala...

War Deg Deg Ah: Dabley Hubaysan Oo Xalay Gudaha Magaalada Laascaanood Ku Diley Nin...

0
Wararka naga soo gaadhaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool soona gaadhaya xafiiska shabakada Wargane ayaa sheegaya in xalay dabley hubaysani ay dil toogasho...

Somaliland: “Muranka Lixda Goobood Ee Waqooyiga Hargeysa Muuse Biixi Oo Musharax Ayaa Daba Ka...

0
“Dagaal Beeleed-yada Dalka Ka Dhacay Intii Uu KULMIYE Joogay 25-Sano Ee Hore Kamay Dhicin Taasna Waxaa Sabab U Ah Maamul Xumo” “Dagaalka Wiilbaa Ku Dhintee...

Somaliland: Madaxtooyada Oo Saadaalisay In Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiilada La Kala Qaadi Doono

0
Xukuumadda Somaliland ayaa saadaal toos ah ka bixisay in doorashooyinka Madaxtooyada iyo wakiilada la kala qaadi doono. La-taliyaha Madaxwaynaha ee arrimaha doorashooyinka Cabdillaahi Cabdi Jawaan...