Somaliland: Cad-Ceed Madoobaad Shalay Si Weyn Looga Dareemay Guud Ahaan Somaliland Gaar Ahaan Caasimada Hargaysa

0
1210

Waxa Shalay Si Weyn Looga Dareemay Guud Ahaan Somaliland Cad-Ceed Madoobaad Gaar Ahaan Caasimada Hargaysa Aan Dadku badan koodu dareen sanayn.
Cad-ceed madoobaadkan ayaa waxa uu bilowday shalay abaaraa saacadu markii ay ahayd 11:00 am duhurnimo, Balse Dadka Badan koodu waxay dareemeen in cad-ceed madoobaad jiro Markii laga baxay Sallaadii Duhur Walina Ay Masaajidadii Sallaadii sii wadeen.
Cadceed Madoobaadkan oo la Arko marka qaar ayaa Guud ahaan Dadka Islaamka ahi Salaada oogaan iyagoo Rabi ka Baryaya in uu u Sahlo Isla markaasina ay Alle ka Cabsi ku Badalaan.