Somaliland: Shahaadada Dhoktarayd (PHD) Ee Nabada Oo Lagu Abaal-Marinayo Xaaji Cabdi Waraabe.

0
Jaamacada Hargeysa, gaar ahaan Mac-hadka Nabada iyo Xalinta Khilafaadka  (Institute of Peace and Conflict Studies), ayaa ku dhawaaqay in shahaadada dhokhtaraydka (Phd) la guddoonsiin...

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xukuumadda Somaliland.

0
Xoghaya guud ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cade ayaa ka hadlay mawqifka xisbigood ee ku aadan diwaangalinta xukuumadda Somaliland iyo xisbiga...

Somaliland: Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Labada Beelood Ku Dhex-maray Deegaanka Ceel-afweyn.

0
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa ka hadlaya khasaaraha ka dhashay dagaal shalay laba beelood loo walaalo ah ku dhex-maray deegaanka...

Somaliland: “Siciid Maxamuud Gaheyr Waxa ‘ILAAHAY Ka Cabso’ Ku Xidhay Wasiirka Madaxtooyada” Barkhad Jaamac...

0
Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay Xadhigga qoraa Siciid Maxamuud Gaheyr...

Somaliland: Xildhibaanada Gobolada Awdal Iyo Selel Ee Muxaafid Iyo Mucaarad Ah Oo Isugu Tagay...

0
15 Xildhibaan ee Gobolada Awdal iyo Salel kaga jira Golaha Wakiilada Somaliland oo iskugu jira Mucaarad iyo Muxaafid ayaa iskugu tagay Magaalo Madaxda Gobolka...

Somaliland: “Midnimadii Somaliland Iyo Somaliya Waxa 1977 Qaribay Siyaad Barre, Waxaana Sannadkan 2016 Sii...

0
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa tilmaamay in Maxamed Siyaad Barre uu sannadkii 1977 qaribay midnimada Somaliland iyo Somaliya ee lixdankii, islamarkaana uu Madaxweynaha...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Beesha Caalamka Oo Si Weyn Isugu Maandhaafsan Kala Qaadista Labada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa si adag isugu maandhaafsan kala qaadista...

Somaliland: Agaasime Dardaaran Culus U Sii Guntay Agaasime Kusii Socda Wasaaraddii Laga Soo Badala

0
Agaasimihii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Abiib Axmed Cali oo Shalay la wareegay Xilkii Komishanka Ka hortaga Aidska Qaranka ayaa dardaaran culus u sii...

Somaliland: Bah-Dilka Turkiga Oo Sadaqo Hiliba Siinaya Somaliland Wakhti Uu Malaayiin Dollar Ku Bixiyo...

0
Inkasta oo Waddanka Turkigu malaayiin iyo malaayiin dollar sannad walba ku bixiyo taageerada waddanka Soomaaliya haddana waxa shacabka reer Somaliland layaab ku noqotay in...

Somaliland: Odayaal Ka Soo Kala Jeeda Beelaha Sacad Muuse Iyo Ciise Oo Markii Ugu...

0
Kolanyo Baabuura Oo Shalay Hargeysa Ka Qaaday Odayaal Iyo Waxgarad Kusii Jeeda Kulan Gaara Oo Beelahani Kaga Arrinsan Doonaan Xaaladda Deegaamada Diiwaan Gelinta Laga...