Guddoomiyaha DahabShiil oo ka Hadlay Shirwrynaha Ganacsiga Adduunka oo uu ka Qayb Galay

0
Wuxuu  ka hadlay siduu u arko qudbaddii uu Madaxweynaha Maraykanku ka jeediyay Shirka Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group  Cabdirashiid  Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa ka hadlay Shirweynaha ganacsia...

DEG-DEG: Xukuumadda Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Wareejisay Dhammaan Kharashaadkii Lagu Galayay Doorashada Somaliland

0
Xukumada Somaliland ayaa Komishanka Qaranka Doorashooyinka Somaliland ku wareejinaysa hada Lacagtii  loogu talo galay in lagu galo doorashada Madaxtinimada ee Somaliland. Munaasibada ay komishanku kula...

Xukuumadda oo Caddeysay In Heshiiska DP World Horseedayo Ilaalinta Tayadda Badeecadaha

0
Toddobaadkii hore waxaanu ku baahinay cadadkii wargeyska DAWAN ee Isniintii la soo dhaafay warbixin la xidhiidhay badeecadaha dhacay iyo kuwa tayadoodu xun yihiin ee...

Somaliland Oo Sheegtay In Dhawaaqyada Ka Soo Baxaya Soomaaliya Yihiin Kuwo Bulshada Caalamka Lagu...

0
Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku cambaaraysay Xafiiska...

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Macne Khaldan Oo Loo Sameeyay Hadal Uu...

0
“Qolaa waxay is yidhaahdeen waxyeela oo madaxa ka jara hadalkiisa oo waxa ay yidhaahdeen Guddoomiyihii KULMIYE wuxuu yidhi madaxweynaha maxkamad halla saaro….” Guddoomiyaha KULMIYE, ahna...

Somaliland: Qasriga Madaxtooyada Oo Si Adag Uga Jawaabtay Baaqii Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo go’aankii uu qaatay in uu dib u dhigo Doorashooyinka Golaha Wakiillada, wuxuu ahaa go’aan uu si...

Somaliland: Kooxo Hubaysan Oo Budhcad Ah Oo Ka Dilaacay Xaafado Kamida Magaalada Hargeysa ...

0
Koox hubaysan oo budhcad ah isla markaana u badan dhalinayro iskuguna jira rag iyo dumar ayaa ka dilaacay xaafado kamid ah magaalada hargeysa. Waxaana dhalinyaradan...

Jaamac-shabeel Muxuu Ka Yidhi, Xafiiska Dawladda Taiwan Ka Furatay Somaliland ?

0
Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel), ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Xafiiska ay Dawladda Taiwan ka furatay Somaliland, waxaanu sheegay ayaa-daro ku tilmaamay in...

Daawo Muuqaal :Dal Yurub kuyaal oo Niyad jab weyn ku riday Soomaali fara badan...

0
Mid ka mid ah dalalka Yurub ee qaabili jiray Qaxootiga ayaa waji cusub la soo baxay kaas oo Niyad jab weyn ku riday Dad...