Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Mudane Xirsi Oo ka Hadlay shir uu la yeeshay Jaaliyadda...

Ex Wasiir xirsi oo Safar ugu maqan dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay...

Xaalada Guud Ee Deegaanadii Xadka Somaliland Ee Gobolka Togdheer Ee Ay Ciiidamada Liyuu Booliska...

Wararka aan ka helayno magaalada Burco ayaa sheegay in xaalada guud ee deegaanadii gobolka togdheer ee ay dhawaan ciidamada liyuu boolisku soo galeen ay...
video

Somaliland: “Xukuumadda KULMIYE Wey Ku Ammaanantay Derajada Ciidanka, Waxaanse Leeyahay Bixinteeda Qabyaallada Ha Laga...

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Zakaatul-fidriga, Maaddaama oo lagu jiro Gabogabada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Sheekhu...
video

Somaliland: Shirkadda Dahabshiil Group Oo Lacag ugu Deeqday Xarunta Agoomaha Magaaladda Ceerigaabo

Shirkadda  caalamiga ah ee Dahabshiil Group ayaa maanta kaalmo  lacageed oo dhan $2000 dollar waxay    ku caawisay  caruurta Agoomaha ah ee ku jira xarunta...
video

Somaliland: “Ciidanka Booliska In La Hagaajiyo Tayadooda Waa Siyaasadda Madaxweyne Siilaanyo”

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kobcinta aqoonta Booliska Somaliland, isla markaana kor loo qaado...

Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Guddiyo Fulineed u Magacaabay Laba Gobol Oo ku Weyn...

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya isla markaana ah murrashaxa madaxweynaha ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay guddiyadda fulinta ee gobollada Togdheer iyo...
video

Somaliland: Dahabshiil Group Oo Jaamacada Bariga Afrika Ee Buuhoodle Gudoonsiisay Deeq Dhan $10,000 kun...

Shirkadda xawaaladda lacagaha ee DahabShiil ayaa  maanta  gudoonsiisay lacag dhan $1o kun oo dollar jaamacadda Bariga Afrika faraceedda magaaladda Buuhoodle, lacagtaasi oo ay kaga...

Somaliland: Cutubka Guul ALLA Ee Booliska Oo Ka Qalin-Jabiyay Kulliyada Ciidamada Ee Mandheera

Dufcadii siddeed iyo labaatanaad ee ciidamada booliska Somaliland oo loo bixiyay Guul ALLA  ayaa ka qalan jabiyay dugsiga tababarka ciidamada  ee degmada  Mandheera, kuwaasi...

Somaliland: Xildhibaankii Ugu Da’da Weynaa Golaha Wakiiladda oo geeriyooday iyo Madaxweyne Silaanyo oo Tacsiyadeeye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacbiga Somaliland iyo qoyskii uu ka baxayba ka tacsiyadeeyay geerida ALLE ha u naxariistee Xildhibaan...
video

Somaliland: Madaxweyne Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Cusub ee Germany u Fadhiya Kenya,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta safiirka cusub ee Jarmalka u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Jutta Frasch,...

Wararka Ugu Akhriska Badan

Wararkii u Dambeeyey

Siyaasi Daamur Oo Xukuumadda U Diray Baaq Ka Dhan Ah Dawladda Somaliya

Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed (Daamur), oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay qorshe cad...

Nin Ka Mid Ah Dadka Hargeysa Loogu Karantiimeeyay Ka Hor-tagga Coronavirus Oo Bixiyey Xog...

Xirsi Ducaale Cabdiqaadir oo ka mid ah Qurbe-joogga Somaliland ee ka soo laabtay Dalka UK isla-markaana ka mid ah Dad gaadhaya illaa 65 oo...
Guddoomiyaha KULMIYE oo Ku Baaqay In Maalin Lacagta Qaadka Loogu Deeqo Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Shacabka Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In La Joojiyo Diyaaradda Ethiopia Iyo Jaadka

Shacabka Somaliland ayaa dareen isku mid ah oo walaac ah ka qaba duulimaadka diyaaradda Ethiopia ay maalintii laba jeer ku timaado magaalada Hargeysa, iyadoo...

Tirada Maxaabiis La Sheegay In Madaxweynaha Somaliland Uu Siidaynayo

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu warqad ku saabsan cafiska 800 oo maxbuus u gudbiyey Hay’addaha Garsoorka, sida Xeer-ilaalinta, Wasaaradda Cadaaladda...