Musharraxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dacwadii u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe oo la sheegay in dhawaan la soo gabo gababayn doono, iyadoo ay mudaysay Maxkamada Sare, Jamaal Cali Xuseen oo arrintaas ka