Somaliland: Ex Wasiir Cali Waran-cadde Oo La Sheegay Inuu Ka Noqday Aqbalaadii Safiirnimada Somaliland...

0
Wasiirkii hore ee arimaha gudaha somaliland mudane Cali Maxamed Waran-cadde ee uu madaxwayne Siilaanyo xilka ka qaaday ayaa ka noqday go’aan uu ku aqbalay...

Somaliland: “Rasuulku Wuxuu Yidhi, Waxa Hanuun Helay Qofka Noloshiisu Ku Fillaatay Ee Ku Qancay,...

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Ahmiyadda ay leedahay in Qofka Muslimka ahi uu ku Qanco...

Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Saddexaad ee UCID Oo Ka Hadlay Dhagaysiga Dacwada Xisbiga Ee Axada...

0
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray) ayaa ka hadlay dhagaysiga dacwada Xisbiga UCID oo khamiista ka bilaabmaysa Maxkamada...

Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Iyo...

0
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Puntlnd Mudane C/samad Cali Shire . Waxaana...

Somaliland: Dawlahada Somaliland ka Taageera Doorashooyinka oo Walaac ka Muujiyay Go’aan Madaxwayne Siilaanyo ka...

0
Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabo go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada...

Somaliland: Musharixiinta Ka Cowday Go’aanka Madaxwayne Siilaanyo ku kala Qaaday Doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada

0
Qaar ka mid ah xildhibbaanada u sharaxan ka qeyb-galka doorashada Baarlamaanka Somaliland ee golaha Wakiilada oo  ay weheliyaan qeybo ka mid ah bulshada Ra’yidka...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo Gaadhey Deegaanka Ceel Afweyn oo ay ku dagaalameen...

0
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo Gaadhey Deegaanka Ceel Afweyn oo ay ku dagaalameen Laba Beelood

Somaliland: “Meesha Kuma Jirto In Ninka 82 Qof Ka Adkaan Waayay Uu Yidhaahdo...

0
“Shirguddoonkii Sharciga Ilaallin Lahaa Ee Golaha Wakiilladu, Guddoomiyaheedii Baa Kolkii Ugu Horreysayba Jebiyey. Guddoomiyuhu Wuxuu Ku Jebiyey Laba Shaqo Ayuu Isku Hayaa” Eng. Maxamed Xaashi...

Somaliland: iyo Dawlada Ingiriiska oo ka Wada hadlay Kala Qaadis Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Wakiilada

0
Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabiiley wafti ka socday dawlada ingiriiska oo ay kamid yihiin agaasimaha arimaha dibada...

Somaliland: Komiishanka Doorashooyinka Oo Sharci Daro Ku Sheegay Guddi Ay Xubno Ka Yihiin Cabdiraxmaan...

0
“Komishanka doorashooyinka qaranku waxa uu si cad u qeexayaa in aanay SONSAF lahayn awood sharciyeed (Mandate) oo ay ku abuuri karto guddi xallisa khilaafaadka...