Somaliland: “Xukuumadda Waxaanu Leenahay Dhex-baad U Tihiin Xisbiyada Siyaasadda Ku Murmaya Ee Dhinac Haka...

0
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhasha Dulmiga iyo sida reer Somaliland ugu baahan...

Somaliland: Guddoomiye Cirro Iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Kulan La Yeeshay Wefti Maraykanku Hargeysa...

0
Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo isna ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa khamiistii...

Somaliland: Nuxurka Warqad Uu Cali Warancade U Qoray Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu Ku Sheegay...

0
Wasiirkii  hore ee arrimaha gudaha Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa Madaxweyne Siilaanyo si rasmi ah u weydiistay inuu ka aqbalo codsi uu ku weydiistay...

Somaliland: Go,aanka Ay Maxkamada Sare Ee Somalilad Ka Soo Saari Doonto Khilaafka Xisbiga UCID...

0
Maxkamada Dastuuriga Somaliland ayaa la filayaa inay Maalinta isniinta ee todobaadkan ay xal kasoo saarto khilaafkii dacwada Xisbiga UCID ee ka dhaxeeyay Labada Garab...

War Deg Deg Ah:-Khasaaraha Dagaalo kasoo Cusboonaaday Ceel Afweyn

0
Warar hadda naga soo gaadhaya magaalada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag soona gaadhay xafiiska warqabadka shabakada wararka Wargan news ayaa sheegaya in  dagaal saaka markale...

Somaliland: Baanka Dabashiil oo Shaaciyey Maalgalinta Mashruuc lagu Horumarinayo Tamarta

0
Baanka caalamiga ah ee Dahabshiil (DBI), ayaa shaaciyey mashruuc cusub oo ah maalgashiga qalabka tiknoolajiga dib-u-cusboonaysiiya tamarta oo loo bixiyey ‘Sanduuqa Tamaraynta Horumaka’ (Powering...

War Deg Deg Ah: Boqolaal laga baqayo inay ku dhinteen badda kadib markii ay...

0
Dadkii ka badbaaday doontii ku degtay xeebta Masar Arbacadii ayaa BBC u sheegay in boqolaal laga yaabo inay dhinteen. Doonta ayaa siday ilaa 550 tahriibayaal...

Somaliland: Muuse Biixi Oo Sheegay In Dacwadda WADDANI U Gudbiyey Maxkamaddu Soo Gaadhay Isaga...

0
“Dacwaddu ma waxa ay tahay Guddoomiyihii Baarlamaanka oo aqalkiisii dacweeyey….” Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md....

Somaliland: Kursiga Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Waddani Oo Meel Xaasaasi Ah Maraya

0
Loolanka kursiga murashaxa madaxweyne-xigeenka xisbiga Waddani ayaa noqday mawduuc siyaasadeed oo xaasaasi ah, waxaanay hadba xiisadiisu soo kordhaysa marka uu shirka golaha dhexe ee...

Somaliland: Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Yidhi Safiirka Midowga Yurub

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyey wareysigii Wargeyska Geeska Afrika uu la yeeshay Safiirka Midawga Yurub ee Somaliland...