Madaxweyne Siilaanyo Oo Hoggaanka Kooxda Khaatumo Kula Kulmaaya Dalka Imaaraadka Carabta

0
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo hoggaanka kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay ku kulmaan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Ilo xogogaala ayaa Geeska...

“Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Wakiilada Ee 2005, Xisbiyadii Mucaaradka Ayaana Sabab...

0
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay labada Doorasho ee uu Madaxweynuhu kala qaaday iyo dhaleecaynta Beesha Caalamka uga...

Somaliland: Wasaaradda Caafimaadka Oo Dayactirka Ku Samaynaysa Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Ceerigaabo.

0
Xaflad lagu dhagax-dhigayey bilowga dib u dhiska iyo dayactirka cusbitaalka guud ee Ceerigaabo, ayaa lagu qabtay magaalada Ceerigaabo. Mubaasabaddan ayaa ahayd bilowga howsha dhismaha iyo...

Somaliland: Shil Baabuur Oo Khasaara Dhimasho Iyo Dhaawac bala Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa

0
Shil Aad U Naxdin Badan Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Caasimada Somaliland Ee Hargeysa  

Somaliland: Faysal Oo Sheegay In Aan Heeso Loo Qaadin Oo Salaad Sax Uu...

0
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa si jees jees ah isagoo ku faraxsan go’aankii Maxkamada Sare, wuxuu sheegay in aan loo heesin oo...

Somaliland: Nin Gaadhi Ku Jiidhay Magaalada Berbera Oo Ilaa Hadda La Garan La’ Yahay...

0
Cisbataalka guud ee magaalada Berbera waxa ilaa shalay talaagada maydka kujira nin aan la aqoonsan oo shalay galinkii hore baabuur ku jiidhay xaafada daaroole...

Somaliland: “Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe Igama Macaashi Doonan, Ninka Burburin Doona Iyagana...

0
Murrashaxa xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyay guddoomiyeyaasha xisbiyada KULMIYE iyo UCID Muuse Biixi Cabdi Iyo Faysal Cali...

Gabadh Ay Ciidamada Isreal Shan Jeer Xabad Ku Dhufteen Oo Weli Nool

0
gabadh yar oo u dhalatay dalka Falastiin oo ay ciidamada Isreal Shan jeer xabad ku dhufteen ayaa weli nool, waana tan ee daawasho wacan

Somaliland: Weftigi uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay DUBAI

0
Weftigi uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay DUBAI

Somaliland: Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliland Iyo Khatumo Iyo Mustaqbalka...

0
Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Wada Hadalka Somaliland Iyo Khatumo Iyo Mustaqbalka Dadka Dega Buhoodle Sool Iyo Xaysimo